Meles Zanawi oo sheegay in ciidamiisa dhawaan kala baxayo Soomaaliya

Meles Zanawi oo sheegay in ciidamiisa dhawaan kala baxayo Soomaaliya Addis Ababa (Alshahid)-Ra’iisal waraaha Itoobiya Meles Zanawi ayaa sheegay in dhawaan ciidamada dalkiisa ka jooga Soomaaliya ay ka bixi doonaan,…

Burcad baddeeda Soomaaliya oo afduubay wariye Maraykan ah

Burcad baddeeda Soomaaliya oo afduubay wariye Maraykan ah Washington (Alshahid)-Wariye Maraykan ah ayaa Sabtidii lasoo dhaafay laga afduubtay goob ka tirsan gobolka Mudug xilligaas oo uu ku guda…

Sahara Obama “Waxaan Allah ka baryay in Madaxweyne Obama uu soo Muslimo”

Sahara Obama “Waxaan Allah ka baryay in Madaxweyne Obama uu soo Muslimo”

Nairobi (Alshahid)-Sahara Obama, Madaxweyne Barrack Obama ayeydiis ayaa sheegtay inay ugu ducaysay Madaxweynaha Maraykanka inuu soo galo Diinta Islaamka. Sahara Obama ayaa sanadkan kamid ahayd xujayda gudatay xajka, waxaana ay waraysi sii say wargeys kasoo baxa dalka Sucuudiga oo lagu magacaabo Al-Watan Saudi daily. “Waxaan…

Deeleyda Q: 21aad: Maansada Daleel

Maansada Daleel.  Deelleeyda kama harin Dabuubteeda maan dhigin Dacalkaan hayaa wali Dibnahaa ku daakira Diiwaanka qoraniyo Iyo doodda furanbaan Wali sii durkinayaa Dusha sare u rarayaa I daymiya dhagaha’oo Dareenkana isiiyoo I dul qaata gacalkoow.   Dadku waxuu xasuustaa Damiirkuna ka giigaa Diirkuna ku ololaa…

DAWO WEEYE MAANSADU

Waxaan u doortay maansadan DAWO, in aan ku biiriyo Hal-abuurka Deelleyda Qarnigan 21, loogu magacdaray,…

Gudoomiyaha ardayda jaamacadaha ee kasoo jeeda gobolka Waqooyi Bari, Kenya oo waraysi siiyay Alshahid.

Gudoomiyaha ardayda jaamacadaha ee kasoo jeeda gobolka Waqooyi Bari, Kenya oo waraysi siiyay Alshahid.

Nairobi (Alshahid)- Ardayda kasoo jeeda gobolka Waqooyi Bari, Kenya oo ah arday Soomaaali ah ayaa waxaa ay dhawaanahan kusoo badanayeen jaamacadaha ku yaala dalka Kenya kuwaasi oo horay ay ugu yaraayeen tira ahaan. Hadaba ardeyda ayaa waxa ay leeyihiin urur ugaar ah oo lagu magacaabo;…

Soomaalidda qurbaha iyo xidhiidhka Al-shabaab

Duruufaha dhaqaale iyo siyaasaddeed ee ka jira dhulalka ay Soomaaliddu degaan waxa ay sabbab u noqdeen in dad badan oo Soomaaliyeed ay hoy ka dhigtaan qurbaha- khaastana wadamada galbeedka. Dhibaatooyinka caruurta, khilaafaadka qoysaska, dhaqaalo yirida iyo la qabsi la’aanta nolasha wadammada loo soo qaxay waxa…

Soomaalida Australia oo soo dhaweeyay in la mamnuuco Al Shabaab

Soomaalida Australia oo soo dhaweeyay in la mamnuuco Al Shabaab Melbourne (AlShahid) – Sheekha ugu sarreeya Jaaliyadda Soomaalida ku dhaqan dalka Australia ayaa taageeray go’aankii…

Gobolka Banaadir oo ku guulaystay tartanka koobkii gobollada Soomaaliya

Gobolka Banaadir oo ku guulaystay tartanka koobkii gobollada Soomaaliya

Garowe (Alshahid)-Kooxda kubada cagta ee gobolka Banaadir ayaa galabnimadii maanta ku guulaystay goobka gobollada dalka Soomaaliya oo dhawaanahan ka socday xarunta maamul goboleedka Puntland ee Garowe. Gobolka Banaadir ayaa ciyaartii fiinaalka kaga badiyay 1-0 kooxdii ka socotay gobolka Bari. Ciyaarta galabta ayaa ahayd mid aad…