Amnesty International warbixin ay ka soo saartay qaaradda Africa oo ay kaga hadashay xaaladda waddamo badan oo dagaallo iyo khilaaf uu ka taagan yahay oo ay ugu horeyso Soomaaliya. Warbixinta Amnesty Warbixinta ayay kada hadashay saddexda goobood ee ugu colaadda badan qaaradda Africa, waa Jamhuuriyadda dimoqraadiga ee Congo, Soomaliya iyo Sudan. Congo, waxey diirada saartay [...]
May 28, 2009 | Qaybta
Warbixin |
Sii aqri »
Wasiirka Jaaliyadaha dibadda iyo maal gashiga doowladda Soomaaliya Md Cabdulaahi Axmed Abdule”Azhari” ayaa maanta kasoo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Johannesburg. Waxaana garoonka ku soo dhaweyey Jaaliyada Soomaalida qeeybaheeda kala duwan oo uu horkacayey gudoomiyaha Jaaliyada soomaalida koonfur Afrika Md Abdulxakiim M Haadi. Wasiirka ayaa uga mahadceliyey Jaaliyadda Soomalida Koonfur Afrika qaabkii aay ugu soo [...]
May 27, 2009 | Qaybta
Qurbajoogta |
Sii aqri »