Ismiidaamintii ka dhacday B/Weyne bishan Juun, 18keedii waxey sababtay xasuuq dad badan oo rayid ah iyo howlwadeeno sare oo ka tirsan dowladda midnimo qaran uu ka madax ka yahay Shiikh Shariif Shiikh Axmed. Masuuliyiinta sare ee dowladda ee geeriyooday waxaa ka mid ahaa Cumar Xaashi Aadan, Wasiirkii Amniga Qaranka, iyo Safiir Cabdulkariim Faarax Laqanyho (Allaha [...]
Geneva (Bnn/IS)- Qaramada Midoobay ayaa Warbixin ay soo saartay ku sheegtay in Xukuumadda Somaliland ay qaaddo tallaabooyin ka dhan ah arrimaha Xuquuqal-Insaanka iyo dib-u-dhaca Doorashada Madaxtooyada, isla markaana waxay ugu baaqday in ay joojiso cago-juglayn iyo cadaadis ay sheegtay inay ku hayso dadka u dooda Xuquuqda Aadamaha, Saxaafadda, Wakiilada Xisbiyada Siyaasadda, xadhigga sharci-darrada ah ee [...]
Continue reading …