Maamulka Al-Shabaab ee Baydhabo oo digniin ka soo saaray dhisidda goobaha danta guud
Taliy ku xigeenka ciidamada Al-Shabaab Al-Mujaahidiin ee magaalada Baydhabo ayaa uga digay bulshada ku dhaqan halkaasi in la dhisto goobaha danta guud, wuxuuna cadeeyay in shaciga lala tiigsan doono ciddii jabisa go’aankan. “Sharci Islaami ah ayaa lagu fulin doonaa qof walba oo jabiya amarkan” ayuu yiri C/raxmaan Mire oo la hadlayay warbaahinta. Ku xigeenka taliyaha [...]
R/Wasaare Sharmaarke:”Waa in ay Beesha caalamku noo soo gurmataa”
“Saraakill Al-Qaacidda ka tirsan ayaa ku soo qulqulaya dalka, dawladduna waa ay dhacaysaa, haddii aaney Beesha caalamku noo soo gurman” . R/Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa sheegaya in haddii aaney beesha caalamku u soo gurman dawladdiisa ay markaas dhici doonto dawladdu. Sharmaarke ayaa intaas ku daraya: in Saraakiil ka tirsan Ururka Al-Qaacida ay [...]
Sh. Shariif oo arrimaha Soomaaliya kala hadlay Yuweri Museveni
Madaxweynaha dowladda KMG oo booqaso ku gaaray wadanka Uganda ayaa kulan kula qaatay dhigiisa dalkaasi Yuweri Museveni magaalada Kampala ee caasimadda Uganda. Labada madaxweyne ayaa si kooban waxaa ay uga hadleen arrimaha Soomaaliya, sida uu sheegay safiirka dowladda KMG ah u fadhiya magaalada Kampala, Sayid Axmed. Madaxweynaha dowladda KMG oo booqashadiisa ay ku wehliyaan xubno [...]
Eedayn ku wajahan Ciidamada dowladda KMG ee ku sugan gudaha B/weyn
Shir jaraa’id uu maanta ku qabtay magaalada Baladweyn, Sh. Max’ed Cabdi oo taliyihii hore ciidamada Maxkamadaha Islaamiga ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa uu kaga hadlay falal amni darro ah oo laga soo sheegayo halkaasi. Sh. Max’ed Cabdi ayaa dhowaan waxaa uu ku biiray Xisbul Islaam ka dib markii uu isaga baxay Maxkadaha Islaamiga oo uu [...]
Hello world!
Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start blogging! Xogta: ALSHAHID
Gudcur ninkii ku orda, god ayuu ku dhacaa
Al Shabaab, Xisbul-Islaam, Dawladda iyo ummadda Soomaliyeed: khatarta soo fool leh yaa qaadaya mas’uuliyaddeeda?!! Ma jirto marxalad ka madow oo soo marta taariikhda dalka ee cabsi iyo khatar galineysa madaxbannaanida iyo jiritaanka qaranimada Soomaaliyeed oo ka daran halka ay mareyso xaalladda siyaasadeed iyo ammaan ee haatan dalka ka jirta. Tan iyo markii ee burburtay dawladdii [...]