Home » 2009 » August
Warsidaha todobaadlaha ah ee Bani’aadamnimada OCHA Somalia

Warsidaha todobaadlaha ah ee Bani’aadamnimada OCHA Somalia

Isbeddellada Guud ee ugu Muhiimsan Kalabar dadka Soomaaliyeed, 3.8 milyan oo qof, ayaa u baahan taageero nolol-raadsi iyo mid bani’aadamnimo. Waxaana tan iyo bishii Jannaayo oo ay ahaayeen 3.2 milyan ku kordhey 18%, sida lagu ogaadey qiimeyntii xilli-roobaadka gu’ga ka dambeeya ee bilaha Abriil – Juunyo ee ay sameysay Waaxda Lafagurka Haqab-beelka Cuntada iyo Nafaqeynta [...]

Federalism:Feeyrus lagu firdhiyey siyaasada fashilan ee Soomaaliya

Marka cilmi ahaan loo qeexo erayga Federal ama political Federalism waa falsafad siyaasadeed oo ku saleysan cahdi ay kooxo badani isugu yimaadaan nidaam ay heshiis ku yihiin, tibaaxda federalism waxaa sidoo kale lagu qeexaa nidaam dowli ah oo awooda madax banaanida dal uu leeyahay (sovereignty) si dastuuri ah loogu qeybiyo dowlada dhexe iyo unugyada siyaasad [...]

Continue reading …
Maamulka Gobolka Hiiraan oo sheegay inay dowladda ka madax bannaan yihiin

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Shiikh C/raxmaan Ibraahim Macow oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay isaga baxeen maamulka Dowladda KMG ee Soomaaliya. “Maanta laga bilaabo waa kala laabanay Dowladda Soomaaliya taageeradii aan u heynay, mana jirto cid aan hoos tageyno Dowlada iyo kooxaha ka soo horjeeda midkood” ayuu yiri Sheekh C/raxmaan [...]

Continue reading …
La haystayaal Ukrian ah oo qaylo-dhaan u dirsaday dalkooda

Shaqaalaha markabka Ariana ee laga leeyahay dalka Ukrain ayaa qalodhaan u dirsaday dowladdooda iyagoo ka codsaday inay arrimahooda degdeg wax uga qabtaan. “Waxaan ku jirnaa xaalad quus” ayuu yiri kabtanka markabka oo sheegay in laba ka mida shaqaalaha markabka  haween ah ay xanuunsan yihiin una baahan yihiin isbitaal. Hooyada mid ka mida injineerada markabakan oo [...]

Continue reading …
Ireland oo sheegtay inaysan waxba ka qaban karin xaaladda bani’aadamnimo ee Soomaaliya.

Wasiirka cusub ee arrimaha dibada ee Ireland Peter Power ayaa sheegay ina xaaladda bani’adamninoo ee ay iminka ku sugan tahay Soomaaliya aysan waxba ka qaban karin. Warbixinnadii ugu dambeeyay ayaa  caddeynaya in Soomaaliya ay ku sugan tahay xaalad bani’aadamnimo tii ugu xumayd ee soo marta 18kii sano ee la soo dhaafay, iyadoo la sheegay in [...]

Continue reading …
Safarkii Sh. Shariif ee Dooxa: Siyaaro mise Siyaasad.

Madaxweynaha Soomaaliya Sh.Shariif  Sh. Axmed ayaa shalay waxaa u soo gebagabowday booqasho rasmi ah oo 3 maalin ah oo uu ku joogay magaalo madaxda dalka Qadar ee Dooxa. Safarkaan ayaa lagu tilmaamayaa inuu ahaa mid xambaarsan fursado waawayn, waxaase la tilmaamay in ka faa’iideysiga fursadahaasi ay ku xiran tahay, sida uu wafiga Sheekhu ula ciyaaray [...]

Continue reading …
Ciidamada Dowladda oo bililiqo ka gaystay Galbeedka Baladweyne.

Baladweyne (Alshahid) – ciidamada dowladda ee magaalada baladweyne ayaa shalay bililiqo ka gaystay galbeedka magaalada Baladweyne. Wareysi aanu la yeelanay Ugaas Xasan Ugaas Yuusuf Ugaas Idiris isagoo ku sugan xaafadda Howlwadaag ee galbeedka Baladweyne ayaa Alshahid.net u xaqiijiyay inay ciidamada Dowladdu bililiqo u gaysteen dukaamo iyo guryo dad shicib ah leeyihiin. “Inta aan ka warqabo [...]

Continue reading …
Jangali “Wax micno aha ma soo kordhinayo dib u heshiisiin kale oo dibada lagu qabto”

Doxa – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Cali Axmed Jaamac “Jangali” ayaa Wasiirka werysi uu siiyay shalay wargays ka soo baxa Dooxa kaga hadlay arrimo badan oo uu ka mid yahay safarkoodii Qadar. Wasiirka oo wareysiga siiyay  jariidadda Alcarab ee ka soo baxda magaalada Dooxa ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay ka sugayso dowladda Qadar kaalmo [...]

Continue reading …

Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa shalay gelinkii dambe gaaray magaalda Dubai ee dalka Imaaradka Carabta, halkaas oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa ka soo kicitimay magaalada Dooxa ee dalka Qadar oo tan iyo khamiistii ay booqasho ku joogeen. Sheekh Shariif iyo wafdigiisa intii ay joogeen Qadar waxay kulamo [...]

Continue reading …
R/wasaare Sharmaarke oo ka qaybgalaya shirka Midowga Afrika ee Liibiya

Muqdisho (Alshahid) – R/wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmaarke iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka ambabaxay magaalada Muqdisho, isagoo ku sii jeeda dalka Liibiya oo uu ugaga qabgalayo kulan ay isugu imaanyaan madaxda Ururka Midowga Afrika Ururka Midowga Afrika ayaa maalinta Isniinta ah kulan ku yeelan doona magalaalo madaxda Liibiya ee Tripoli. Kulankaan oo maalin [...]

Continue reading …
Page 1 of 15123Next ›Last »