Burundi oo ciidamo dheeraad ah soo direysa
(BUJUMBURA) Masuul u hadlay shalay ciidamada Burundi ayaa sheegay in ciidamo cusub u diri doonaan Soomaaliya si ay u xoojiyaan ciidamadii Midowga Afrika Muqdisho ka jooga. Afhayeen u hadlay ciidamda Burundi oo lagu magacaabo General Lazare Nduwayo ayaa sheegay isagoo la hadlayay AFP inay ilaa iyo hadda ay Soomaaliya gaarsiiyeen labo guuto oo ciidamo ah [...]
Mas’uul ka tirsan dowladda KMG oo Miino lagula eegtay Magaalada Baladweyne.
Mas’uul ka tirsan maamulka gobolka Hiiran ee hoos taga dowladda KMG Soomaaliya ayaa ka badbaaday qarax miino oo galabta lagula eegtay beegsaday xarunta gobolka Hiiraan ee Baladweyne. Qaraxaas oo dad goobjoogayaal sheegeen inuu ahaa miinada meelaha fogfog laga hago ayaa waxaa lala beegsaday Macalln Aadan C/salaan oo ah Madaxa wacyi gelinta iyo arrimaha Bulsada ee [...]
Xanuunkii Ku Dhacay Ciidamada Amisom Oo La Heley Nooca Uu Yahay
Baaritaano dheeri ah oo lagu sameeyay sababaha keenay xanuunkii asiibay ciidamad AMISOM ee ka hawlgala Soomaaliya ayaa lagu ogaaday in uu cudurkaasi keenay nooc ka mida Pacteriyada oo laga helo xayawaannada la dhaqdo sida Bisadaha, Eyda Iyo Jiirka. Dheecaano laga qaaday askarta qabta xanuunkaan ee ku sugan isbitaallada Nairobi ayaa loo diray dalka Mareynkanka halkaas [...]
Gobolka Hiiraan oo lagu soo rogay amarro Islaami ah
Hiiraan (Alshaahid): Kulan ballaaran oo ay maanta isugu yimaadeen Maamulka Gobalka Hiiraan ee hoos taga Dowladda Soomaaliya ayaa gebagabadiisii laga soo saaray amarro islaami ah oo ay tahay inay ku dhaqmaan dadweynaha ku nool gobolkaasi U qaybsanaha Maamulka Hiiraan ee dhinaca wacyigelinta Shiikh Aadan C/salaan ayaa sheegay in maamulku uu isku raacay in dadka lagu [...]