Home » 2009 » September

Xiisadda Kismaayo iyo Xukunka Kitaabka

Magaalada Kismaayo ee gobolka jubadda hoose caasimadda u ah ayaa maalmahani xiisad ka taagan tahay iyadoo saacad kasta cabsi laga qabo inay isku dhacaan ciidamada xisbul islaam iyo kuwa shabaabka oo halkaasi kusoo wada aruuraya. Labadan kooxood ayaan midna midka kale ku eedayn karin inuusan urur diineed ahayn ama caqiido lahayn ama fikirka salafiga si [...]

Wararkii ugu dambeeyay ee Kismaayo

Kismaaayo (Alshahid) – Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in kooxaha Islaamiyiinta ee isaga soo horjeeda halkaas ay qarka u saaran yihiin inay foodda is daraan, iyadoo ay soo kululaanayaan wararka ay idaacadaha isu marinayaan masuuliyiinta garabyadaas. Afhayeenka maamulkii Kismaayo Sheekh Xasan Yacquub  ayaa maanta ku eedeeyay Sheekh Axmed Islaam inuu doonayo inuu burburiyo [...]

Continue reading …
Taliyeyaasha Booliska ee waddamada Geeska Afrika oo kulan uga furmay Jabuuti

Jabuuti (Alshahid) - Taliyeyaasha ciidamada booliska dalalka Geeska Afrika ayaa shir socon doona laba maalmood shalay uga furmey Hotel Kampniski ee caasimadda dalka Jabuuti. Shirkaan oo aha shirkii 11-aad  ayaa ujeeddadiisu tahay sidii ay isaga kaashan lahaayeen dalalka Geeska Afrika sidii wax looga qaban lahaa dadka geysta dambiyada waaweyn ee isaga gudba dowladaha Gobolka, sidaa si [...]

Continue reading …
Midowga Yurub: dagaalka Burcad badeedda fari kama qodna

GOTEBORG, Sweden –  Abbaanduulaha ciidamada badda ee Midowga Yurub ayaa shalay sheegay inaan xilligaan la oran karin waan ka guulaysanay burcad badeedda Soomaalida ee ku hubaysan qoryaha fudfudud iyo doomaha dheereeya. Hadalka Abaanduulaha Admiral Peter Hudson  oo ka qaybgalayay kulanka wasiirada difaaca ee Midowga yurub ayaa yimid kaddib markii la dhagaystay mas’uul sare oo ka [...]

Continue reading …
Dhalxa “Ma habboona la ijafeeyo dowladaha dadka Soomaaliyeed wax u qabanaya”

Nairobi (Alshahid) – Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Prof. Maxamed Cumar Dhalxa oo magaalada Nairobi ugu waramayay shabakadda Alshahid.net ayaa sheegay in  si loo xoojiyo xiriirka Soomaalidu la leedahay caalamka intiisa kale ay tahay in la helo iskaashi dhex mara guud ahaan umadda Soomaaliyeed, siyaasi, aqoonyahan iyo cid kasta oo arrintaa wax ka fahmaysa. [...]

Continue reading …
Wasiirka Warfaafinta “Waan taageersnahay eraygii safiirka Mareykanaka, dhinaca kale Alqaacidda ma aha feker ee waa cudur” (Wareysi dheer).

Nairobi (Alshahid) – Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda KMG Mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in wax qarsoon aysan ahayn wadallada u socda dowladda iyo kooxaha mucaaradka, gaar ahaan Xisbul Islaam oo uu sheegay in ay u aqoonsan yihiin urur Soomaali mucaarad ah, wuxuuna meesha ka saaray inay Alshabaab sidaas oo kale u aqoonsadaan, isagoo taa cillad [...]

Continue reading …
Alshabaab oo laba nin ku toogatay Muqdisho

Muqdisho (Alshahid)  - labda nin oo lagu eedeyay inay basaas u ahaayeen Mareykanka iyo AMISOM ayaa maanta Xarakada  AlShabaab ku toogatay magaalada Muqdisho. Sh. Xasan Macallin C/llaahi oo ah mas’uulka Alshabaab ee Gobolka Banaadir ayaa sheegay magacyada labada nin iyo eedaymaha keenay inay toogtaan, wuxuu sheegay in ninka la yiraahdo  Xasan Macallin C/llaahi (Xasan Jareer) [...]

Continue reading …
Xisbul Islaam oo degmo cusub kaga dhawaaqay duleeedka Muqdisho

Muqdisho (Alshahid) – Ururka Xisbul Islaam ayaa maanta deeganka Lafoole u magacaabay maamul cusub isla markaana u aqoonsaday degmo. Kulan ay isugu yimaadeen mas’uuliyiin ka tirsan Xisbul Islaam iyo qaar ka mida  Culumaa’udiinka, Ganacsatada iyo Odayaasha dhaqanka ee ku nool inta u dhexeysa Muqdisho iyo Afgooye, ayaa Xisbigu kaga dhawaaqay arrintaan. Guddoomiyaha Lafoole ayaa waxaa [...]

Continue reading …

Muqdisho (Alshahid)—Kooxaha mucaaradka ayaa weerar ku qaaday saldhigga ciidamada Burundi ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho. Kulliyadda Jaalle Siyaad oo ah saldhigga ciidamada Burundi ee ka mid ah ciidamada nabad ilaalinta Midawga Arika ayaa la sheegay in rasaas cul culus la isku waydaarsaday halkaas oo daryanka madaafiicdu ay cabsi ku abuurtay dadka deegaanka iyo kuwo kale [...]

Continue reading …
Ciidamada dowlada oo qabsaday Beledweyne

Beledweyne (Alshahid)—Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyn ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidan ka amar qaata DKMG ah oo uu hoggaaminayo Gen. Mukhtaar Xuseen Afrax ay saakay la wareegeen gacan ku heynta magaaladaas. Magaalada Beledweyn ayaa toddobaadyadii lasoo dhaafay gacanta ugu jirtay ciidamo uu hoggaaminayo guddoomiyaha gobolkaas, Sh. C/raxman Ibrahim Mocow, oo isagu ku biiray [...]

Continue reading …
Page 1 of 14123Next ›Last »