رتب لخدمات احصائيات و ترتيب المواقع | شبكة الشاهد الإخبارية - احصائيات و ترتيب
Home » 2009 » September (Page 14)

Ciidamada badda ee Soomaaliya oo soo dhoweeyay ballanqaadkii Madaxweynaha Philippine

Ciidamada badda ee Soomaaliya oo soo dhoweeyay ballanqaadkii Madaxweynaha Philippine

Ciidamadda Badda ee Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay hadalkii Madaxweynaha dalka Philippine Gloria Arroyo oo ahaa inay diyaar u tahay inay taageero dhinaca rababarada ay siiso ciidamadda badda Soomaaliya si ay uga hortagaan burcad badeedda. Taliyaha Ciidamada Badda Admiral Faarax Cumar Qarre ayaa maanta Arbaca sheegay inuu soo dhoweynayo yabooha Madaxweynaha dalka  Philippine. “Waan soo dhaweynaynaa [...]

15 Kooxood oo ka falaagoobay xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta

15 Kooxood oo ka falaagoobay xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta

15-kooxood oo ka mida kooxaha kubadda cagta Soomaaliyeed ayaa maanta shir ay ku qabsadeen magalada Muqdishu ku sheegay inay kalsoonidii kala laabteen xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta. Cabdi Jiinow Calsow oo ah guddoomiyaha Naadiga Dekedaha oo kulankaa ka hadlay ayaa sheegay in aanan la sii eegan karinn qaabka dib u dhaca ah ee uu kuu [...]

Puntland iyo Midowga Yurub oo is fahmay

Puntland iyo Midowga Yurub oo is fahmay

Gaalkacyo (Alshahid) – Wafdi ka kooban shan xubnood kana socda Midowga Yurub ayna hoggaaminaysay ergayga gaarka ee EU-da u qaabilsan Soomaaliya ayaa shalay kulan la yeeshay mas’uuliyiinta Puntland. Kulanka oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo waxaa maamulka Puntland uga qaybgalay xubno uu hor kacayo madaxweynaha Puntland, wuxuuna ahaa mid albaabada laga xirtay saxaafadda. Wasiirka Beeraha ee [...]

Maxaabiis Soomaaliyeed oo xabsiyda Liibiya laga siidaayay

Maxaabiis Soomaaliyeed oo xabsiyda Liibiya laga siidaayay

Qaar ka mida maxaabiista Soomaliyeed ee ku xirxiran xabsiyada Liibiya ayaa shalay dib u helay xorriyaddooda. Ilaa 230 maxbuus ayaa laga sii daayay xabsiyada dalkaas, kuwaas oo waqtiyoo kala duwan ku jiray xabsiyadaas, waxaana sii dayntooda ka dambaysay kaddib markii wafdi uu hoggaaminayay R/wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid ay tageen dalka Liibiya si ay uga qaybgalaan [...]

Cabsi la soo deristay ardayda Soomaaliyeed Bangaladesh.

Cabsi la soo deristay ardayda Soomaaliyeed Bangaladesh.

Khartoum (Alshahid) – Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata dalka Bangaaladesh ayaa cabsi ka muujiyay ammaankooda, kaddib markii ay soo if baxeen kooxo qowlaysata ah oo weerarta waxyeelana u gaysata dadka ajaanibta gaar ahaan dadka madow ee ka soo jeeda Afrika. Labo ka mida arday reer Nayjeeriya ah oo wax ka barta Bangaladesh ayaa kooxo [...]

Mooska Afrika oo khatari soo wajahday

Mooska Afrika oo khatari soo wajahday

Tanzania (Alshahid) – Mooska qaaradda Afrika, gaar ahaan bartamaha Afrika ayay soo wajahday dhibaato kaga timid laba cudur oo waxyeelo u geysanaya dalagaas, oo ay ku tiirsan yihiin ilaa 30 milyan oo qof oo ku nool bartamaha Afrika. Kulan arrintaas looga hadlayay ayaa todobaadkii hore lagu soo gebegebeeyay dalka Tanzania,waxaana ka qayb galay khubaro dhinaca [...]

Philippine oo ka cabanaysa Burcadda Soomaalida

Philippine oo ka cabanaysa Burcadda Soomaalida

Madaxweynaha dalka Philippine Gloria Arroyo ayaa ka codsatay dowladdaha Qaaradda Afrika inay wax ka qabtaan dhibaatada Burcad badeedda, gaar ahaan xeebaha Soomaaliya, kuwaas oo saamayn ku yeeshay dad badan oo badmaaxiin reer Philippine ah, sidaasna waxaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Philippine. Wafdi sare oo ka socda Philippine ayaa ka [...]

Madaxweyne Shariif oo la kulmay Madaxweyna Imaaraadka

Madaxweyne Shariif oo la kulmay Madaxweyna Imaaraadka

Madaxweynaha Soomaaliya Sh. Shariif  Sh. Axmed  oo lugtiisa labaad oo booqasho uu ku marayo qaar ka mida wadamada Carabta  ku jooga Imaaraadka ayaa shalay la kulmay Madaxweynaha dalka Imaaraadka Sh. Khaliifa Bin Zayid Ala Nahyaan. Kulnkan ayay labada Madaxweyne iskula soo qaadeen xoojinta xiriirka labada dal, wuxuuna Madaxweyne Shariif dhiggiisa Imaaraadka u sharxay xaaladda Soomaaliya [...]

Qadaafi “Arrinta Soomaaliya waa mid culus, waana in si degdeg ah wax looga qabtaa”

Qadaafi “Arrinta Soomaaliya waa mid culus, waana in si degdeg ah wax looga qabtaa”

Madaxda qaaradda Afrika ayaa soo gabgabeeyay kulankii maalinlaha ahaa ee uga socday dalka Liibiya iyagoo ku baaqay in la soo afjaro dhibaatooyinka iyo dagaallada ka jira Qaaradda madow ee Afrika Bayaan laga soo saaray kulanka ayaa waxaa loogu baaqay dowladihii  ballanqaaday inay ciidamo u dirayaan Soomaaliya inay si degdeg ah u soo dhamaystiraan, sidoo kale [...]

Dagaal ka qarxay Isgoyska Sayidka

Dagaal ka qarxay Isgoyska Sayidka

Muqdishu (Alshahid) – Duqaymo iyo dagaalo wadajira ayaa saakay aroortii hore ka qarxay magaalada Muqdisho gar ahaan isgoyska  Sayidka Xoogagga mucaaradka ay ayaa  weerar ku qaaday fariisin ay ciidamada Dowladdu ku leeyihiin  isgoyska  Sayidka ee Magaalada Muqdisho. Labada dhinac ayaa isku adeegsanaya hubka culculs iyadoo madaafiicda qaarkood ay ku dhacayaan gobo ka fog goobta dagaalku [...]

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone