رتب لخدمات احصائيات و ترتيب المواقع | شبكة الشاهد الإخبارية - احصائيات و ترتيب
Home » 2009 » October (Page 11)

Somali-Canadian oo 7 sano xabsi ah lagu xukumay.

Somali-Canadian oo 7 sano xabsi ah lagu xukumay.

Brampton, Canada – Wiil Soomaaliyeed oo haysta dalashada dalka Canada ayaa shalay oo Jimco ahayd maxkamad Canada ku taal ku  xukuntay xabsi 7 sano. Wiilkaan oo lagu magacaabo Ali Maxamed Diiriye ayaa lagu eedeeyay inuu ka mid yahay koox argagixiso ah oo doonayay inay falal argagixiso ka fuliyaan dalkaas, iyagoo kaga aargudanaya joogista ciidamada Canada [...]

Alshabaab oo ku gacan roonaatay Kismaayo

Alshabaab oo ku gacan roonaatay Kismaayo

Kismaayo (Alshahid) – Wararkii ugu dambeeyay ee magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in dagaalkii saakay ka qarxayay magaalada uu goor dhow oo duhurkii ah uu qaboobay.  Dagaalkaan uu u dhexeeyay Alshabaab iyo Xisbul Islaam ayaa iminka la sheegayaa in maleeshiyaadkii Xisbul Islaam ay magaalada ka baxeen, kaddib markii laga xoog roonaaday.          Dadka magaalada ayaa sheegaya in [...]

Dacwaddii Gen. Max’ed Cali Samatar oo dib loo eegayo

Dacwaddii Gen. Max’ed Cali Samatar oo dib loo eegayo

Washington - Maxkamadda Sare Maraykanka ayaa maalintii shalay waxay sheegtay inay soo saarayso go’aan ay ku eegi doonto haddi la siina karo Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Soomaaliya General Max’ed Cali Samatar xisaanad ka hor istaagaysa in lagu qaado dacwad loo heysto, taas oo ah in ciidamo isaga ka amar qaata ay geysteen xadgudbyo ka dhan ah [...]

Dagaallada Kismaayo oo sii xoogaystay iyo isbeddello dhinaca awoodda oo yimid

Dagaallada Kismaayo oo sii xoogaystay iyo isbeddello dhinaca awoodda oo yimid

Kismaayo (Alshahid) – Dagaalada ka socda magaalada Kismaayo ayaa la soo sheegayaaa inay sii xoogaysteen, iyadoo garabyada iska soo horjeedaya ay cid kasta ku dadaalayso gacan ku qabashada magaaladaas. Ururka Xisbul Islaam ayaa guulo ka sheegtay dagaalka oo iminka ka socda gudaha magalaada, iyagoo sheegay in maleeshiyaadkii Alshabaab ee saakay soo weerary ay dib u [...]

Farriinta Alqaacidda iyo Falcelinta Al Shabaab waa faa’iidada Argagixisada!.

Hor-u-dhac: Weerarkii lagu qaaday wadanka Maraykanka sanaddii 2001-dii bishii September 11-keedii wuxuu bedelay socodka dunida, waxay wareejisay xeerkii caalamku ku dhaqmi jiray iyo guud ahaan nidaamkii dawliga ahaa ee isku xiri jiray dowladaha ku dhan Qaramada midoobay, dhacdadaa waxay qalqal gelisay ammaanka dunida iyo nabadda caalamka, waxay xiisad iyo fadhi la’aan ka dhex abuurtay dowladda [...]

Qaramada Midoobay oo warqad u dirtay qurbo joogta Soomaaliyeed

Qaramada Midoobay oo warqad u dirtay qurbo joogta Soomaaliyeed

Nairobi (Ashahid) – Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimha Siyaasadda ayaa soo saaray qoraal ku socda Soomaalida qurbo ku noolk ah, waxayna warqadani tahay tii 18-aad ee uu wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Axmed Walad Cabdalla u diro Soomaalida dibadda ku nool. Warqaduna waxay u qornayd sidatan:-  Nairobi, 30 Sebtembar 2009. As-salaamu Calykum, Saabibayaasha qaaliga [...]

Dagaal ka qarxay magaallada Kismaayo

Dagaal ka qarxay magaallada Kismaayo

Kismaayo (Alshahid) – Dagaallo xooggan ayaa goor dhow ka bilowday bartamaha magaallada Kismaayo, kaddib markii mid ka mida dhinacyadii xurgufto ka dhaxaysay ay xabbadda bilowday. Dad ku sugan magalada Kismaayo ayaa inoo xaqiijiyay inuu jiro dagaalkaas, waxayna inoo sheegeen in aysan jirin wax la iskula haray oo magaallada gudaheeda laga maqalayo hubka calculus. Dagaalka oo [...]

Alshabaab oo Maamul u magacaabay Kismaayo

Alshabaab oo Maamul u magacaabay Kismaayo

Muqdisho (Alshahid) –  Xarakada Alshabaab ayaa maamul cusub u magacowday Gobollada Jubbooyinka, xilli magaalada Kismaayo uu ka taagan yahay khilaaf sababay in maamulkii horey uga jiray uu xafiisyadiisii ka cararo. Maamulkan ayaa waxaa ka dhex muuqda Ugaas caan ka ah Jubbooyinka kaas oo ka ah Ugaas Max’ed Ugaas Cabdule oo loo magacaabay guddoomiyaha magaalada Kismaayo [...]

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone