Home » 2009 » November
Ciidamada Bariga Afrika oo dhoollatus ku sameynaya Jabuuti

Ciidamada Bariga Afrika oo dhoollatus ku sameynaya Jabuuti

faJabuuti (Alshahid) – Dalka Jabuuti ayaa shalay waxaa ka billowday dhoollatus millateri oo socon doonaa muddo shan cisho ah, kaasoo ay sameynayaan kumannaan ciidamo ah oo ka kala socda dalalka Bariga Afrika. Dhoollatuskani oo ay martigelisay dowladda Jabuuti ayaa ah kii ugu horreeyay ee noociisa ah ee ay wadajir u sameeyaan ciidamada millateriga iyo booliska [...]

Burcad badeedda oo markab qabsaday

Nairobi (Alshahid) – Koox Burcad badeed Soomaali ah ayaa qabsaday markab nooca xamuulka qaada ah, oo laga leeyahay dalka Giriiga, kaasoo ay la socdeen shaqaale u kala dhashay dalal kala duwan, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee dalka Giriiga. Markabkan oo lagu magacaabo Maran Centaurs ayaa la sheegay inuu ku wajahnaa Gacanka Mexico, isagoo ka [...]

Continue reading …
Burcad badeedda oo u digay Shiinaha

Muqdisho (Alshahid) – Koox Burcad badeed Soomaali ah oo afduub u haysta shaqaale u dhashay dalka Shiinaha iyo markab dalkaas laga leeyahay, ayaa maanta digniin u jeediyay dowladda Shiinaha, haddii maraakiibteeda dagaalka ay isku dayaan inay badbaadiyaan lahaystayaasha inay gebi ahaantood dili doonaan. Mid ka mid ah Burcad badeedda haysata 25 qof oo saaran markab [...]

Continue reading …
Doon ka baxsatay Burcad badeeda

Muqdisho (Alshahid) – Doon nooca kalluumeysiga ah oo laga leeyahay dalka Spain ayaa ka baxsatay Burcad badeedda Soomaalida, kaddib markii ay weerar ku qaadeen si ay u afduubtaan, iyadoo mareysay meel ka mid ah badwaynta Hindiya. Burcad badeedda oo adeegsanaya doonyo nooca dheereeya ah ayaa weeraray doonidan oo lagu magacaabo Ortube Berria, laakiin waxaa u [...]

Continue reading …
Kooxda Soomaaliya oo laga guuleystay

Nairobi (Alshahid) – Ciyaar Kubadda cagta ah oo dhex martay Soomaaliya iyo Rwanda oo ka dhacday magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa xulkii ka socday Soomaaliya looga adkaaday 1 – 0. Ciyaartaasi oo ka tirsanayd ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Afrika ayaa ka dhacday Nyayo National Stadium ee Nairobi, billowgii ciyaarta oo socota 4 daqiiqo ayaana [...]

Continue reading …

Asalaamu Caleeykum, Runtii waxaan aad iyo aad ugu farxasanahay sidaa hufan oo mawduceeyga ku saabsanaa arrinta Ayaan Xirsi irrida u furay dood yar, aan marna filaneeynin, in ay dad badan ra’yigooda ka dhibtaan mawduucaas. Siiba, waxaan aad iyo aad ugu farxsanahay in ay jireen qaar igu raacsanaa ra’yigeeyga; oo ahaa in walasheena Soomaliyeed ee wadada [...]

Continue reading …
Ninkii ugu da’ weynaa Kenya oo geeriyooday

Nairobi (Alshahid) – Ninkii ugu da’da weynaa dalka Kenya ayaa lagu soo warramayaa inuu maanta geeriyooday. Paul Makau Kamakya oo da’diisu ay ahayd 135 jir, ayaa wuxuu dhashay sanadkii 1874kii. Mr. Kamakya ayaa wuxuu ifka kaga tegay 350 qof oo carruurtiisa iyo waxay sii dhaleen ah. Xogta: ALSHAHID

Continue reading …
Kenya oo u jawaabtay Alshabaab

Nairobi (Alshabab) – Dowladda Kenya ayaa sheegtey in aanay ka aamusi doonin haddii ururka Alshabaabb uu weeraro dalkeeda, iyadoo sheegtay in ay jawaab kulul bixin doonto. Kooxda Al-Shabaab ayaa horey u sheegay inay weerari doonaan Kenya, haddii aanay faraha kala bixin arrimaha Soomaaliya, waxayna uga digeen haddii aanay yareyn ciidamada ay soo buuxisay xuduudda inay [...]

Continue reading …
Jaaliyadda Muslimiinta Denmark oo deeq gaarsiiyay barakacayaasha Muqdisho

Muqdisho (Alshahid) – Jaaliyada Muslimiinta Denmark Gaar Ahaan Magaalada Orgos ayaa deeq soo gaadhsiiyey dadka barakacayaasha ah ee duleedka Muqdisho Guddiga taakulaynta dadka tabaalaysan ayaa deeq hilib ah oo ay gowraceen 115-neef oo adhi ah u qeybiyey dadka barkacaayaasha ah ee duleedka caasimada muqdisho munaasabada ciida awgeed taasoo ay gaarsiiyeen in ka badan 600-qoys ,oo [...]

Continue reading …
Norway oo kordhineysa gargaarkeeda Soomaaliya

Nairobi (Alshahid) – Dowladda Norway ayaa sheegtay inay kordhin doonto gargaarka bini’aadannimo ee ay siiso Soomaaliya, taasoo qayb ka ah ballaarinta kaalmo ay siineyso guud ahaan dalalka ku yaalla Geeska Afrika. Rik Soheim oo ah wasiirka deegaanka iyo horumarinta caalamiga ee Norway ayaa sheegay in dalalka Soomaaliya, Kenya, Itoobiya iyo Eriteriya ay ka taagan tahay [...]

Continue reading …
Page 1 of 16123Next ›Last »