Alshabaab oo weriye ku xirtay Baydhabo.
Baydhabo (Alshahid) – Maamulka Alshabaab ee ka arrimiya magaalada Baydhabo ayaa shalay xabsiga u taxaabay wariye ka tirsan Idaacadda Shabelle. Muxiddiin Xasan Maxamed ayaa idaacadda Shabelle uga soo waramayay goollada Bay iyo Bakool, sidoo kale wuxuu lka howl gala idaacadda Warsan ee ka dhisan magaalada Baydhaba. Maamulka ayaan faahfaahin ka bixin sababta dhabta ah ee [...]