Maanta waxaan casharkeena ku soo qaadaneynaa Beec la yiraahdo( Beec Qeyb Qeyb loo bixiyo) ama ( installments or financial) Beecaas oo soomaalidu u taqaan Ribo se aan Ribo aheyn sida culumadda badankoodu aaminsan yihiin. Marka hore aan Sharaxno waxaa Ribo loo yaqaano luqad ahaan iyo Sharci ahaanba, 1) Luqad ahaan Ribo waxaa la yiraahdaa waa [...]
Cape town (Alshahid) – Ciidamada Police,ka magaalada Cape town ee wadanka Koofur Afrka ayaa sheegay inay gacanta ku soo dhigeen rag la tuhunsan yahay inay dil iyo dhac u geysteen muwaadin Soomaaliyeed oo goob ganacsi ku lahaa magaladaasi. Captain Joe Wilson oo ah taliyaha ciidamada Police-ka ee magaalada Cape town oo saxaafadda la hadlay ayaa [...]
Continue reading …Nairobi (Alshahid) – Dowladda China ayaa lagu warramayaa inay qorsheyneyso saldhig dhinaca badda ah inay ka sameysaneyso Gacanka Cadan, halkaasoo ay doonayso inay ka taageerto maraakiibteeda dagaalka ee qeybta ka ah howlgalka ka dhanka ah Burcad badeedda Soomaalida. Admiral Yin Zhuo oo ah sarkaal hore oo ka tirsanaa ciidamada sirdoonka ee dalka China ayaa sheegay [...]
Continue reading …Muqdisho (Alshahid) – Wiil dhallinyaro ah oo sitay waxyaabo qarax dhalin kara ayaa lagu qabtay bishii hore magaalada Muqdisho, sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho. Wiilkaan ayaa raaci lahaa diyaarad nooca rakaabka ah, oo ka duuleysay magaalada Muqdisho, kuna sii jeedday dalka isu tagga Imaaraadka Carabta, markaasoo ciidamadu ay [...]
Continue reading …Muqdisho (Alshahid) – Hay’adaha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya ayaa sheegay shalay in dagaallada dib uga billowday Soomaaliya iyo iska hor imaadyada ka dhaca waddooyinka ay sababeen inay aad hoos ugu dhacdo khasaaraha dhimasho ee dadka rayidka ah soo gaartay sanadkan. Hay’adda Nabadda iyo Xuquuqda Aadanaha ee Elman oo ay xarunteedu tahay magaalada Muqdisho ayaa sheegtay in [...]
Continue reading …Nairobi (Alshahid) – Ururrada Jaamacadda Carabta iyo IGAD ayaa isku raacay inay ka wada qeybqaataan fulinta mashaariic badan, kuwaasoo ay ku taageerayaan nabad ku soo dabaalidda iyo xasiloonnida Soomaaliya iyo Sudan, gaar ahaan dhinacyada tababarka iyo xoojinta gargaarka bini’aadannimo. Arrintani ayaa timid kaddib markii kulan gaar ah ay wada qaateen Caamir Muusaa, xoghayaha guud ee [...]
Continue reading …Maalmuhu kala wanaagsan, dadkuna kala aayan wacan, shucuubtuna kala aayo hagaagsan, adduunkuna waa mareeg Maalmuhu ku wareegaan, Maalmuhu waxay isugu jiraan: qaraar iyo macaan, xun iyo wanaagsan, madow iyo cad, murugo iyo farxad, jaadadkaas maalmaha waxay yihiin hadba sida ay u soo marto Qofka, Qoyska, Bulshooyinka, Shucuubta, Umadaha iyo Qaramada, tilmaantaa ay qaadanayaan maalmuhu waxay [...]
Continue reading …Tehran (Alshahid) – Wararka ka imaanaya magaalada Tehran ee xarunta dalka Iran ayaa sheegaya inay halkaasi ku kulmeen Madaxweynaha dalka Iran Maxamuud Axmadinajad iyo wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Cali Axmed Jaamac Jingili. Intii kulankooda uu socday ayaa madaxweynaha dalka Iran wuxuu sheegay inay jiraan dhibaatooyin badan oo laga maleegayo dalalka Islaamka, kuwaasoo uu sheegay in [...]
Continue reading …Nairobi (Alshahid) – Koox Burcad badeed Soomaali ah ayaa ku guuldareystay weerar ay ku afduubi lahaayeen markab nooca shidaalka ah oo laga leeyahay dalka Kuwait. Kooxdan ayaa markabka rasaas huwisay xilligii ay fulinayeen weerarka, markaasoo uu marayay Gacan biyoodka Cadmeed, wuxuuna si dirqi ah uga baxday Burcad badeedda, sida uu sheegay Noel Choong oo ka [...]
Continue reading …Nairobi (Alshahid) – Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka wada yimaadeen dalalka Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta ayaa haatan ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Ra’isul wasaaraha ayaa kulamo kula qaadan doona magaalada Nairobi wakiillada beesha caalamka ee ay xarunta u tahay magaaladani. Sida laga soo xigtay safaaradda [...]
Continue reading …