رتب لخدمات احصائيات و ترتيب المواقع | شبكة الشاهد الإخبارية - احصائيات و ترتيب
Home » 2009 » December (Page 19)

Hay’adda Solidarity oo ka howlgeli doonta Ximan iyo Xeeb

Cadaado (alshahid) – Madaxweynaha Maamulka Ximan iyo Xeeb Mudane Maxamed C/llaahi macallin Aadan “Tiiceey” ayaa shalay xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday hay’adda Solidarity oo ah hay’ad samafal  oo ka shaqaysa dhinacyada biyaha iyo fayadhowrka. Wafdigaan oo socdaalkoodu la xiriiray sidii hay’adda Solidarity (Wadajir) u heli lahayd ogolaansho iyo kafaalo qaad  dhinaca nabadda ah [...]

HALAAGGII DHACAY LOOMA KALA HARIN!!.(Qeybta 1aad)

Weedhaa akhrinteeda ama maqalkeeda maskaxda inae weydiimo faro badan kaaga furto waa laga yaabaa!!. Haddaba, haddaad xaalad ceynkaa ah isku aragto ha argagixin, dhibna ha u qaadan, waxna ha sheegan, ceymaad leedahaye. Walwalku waa astaan wanaagsan oo aad dasd badan dheertahay. Dareenkaagu wali inuu dhaqan yahay ayay tilmaan u tahay!. Doqonta iyo carruurta qaangaartey halaagga [...]

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone