Muqdisho (Alshahid) – Warsaxaafadeed ay maanta soo saareen xarakada Alshabab ayaa lagu xusay in ay hay’ada caalamiga ah ee cuntada WFP aysan ka hawl gali karin deegaanada ay Alshabab maamulaan waxii laga bilaabo 14/3/1431 taariikhda hijriyada oo ku aadan maanta oo ah 28/2/201. Warsaaxaafadeedka ayaa sheegay in go’aankani laqaatay kadib markii la arkay dhibaatooyinka ay [...]
February 28, 2010 | Qaybta
Muuji,
Warar |
Sii aqri »
Khartoum (Alshahid) – Urur weynaha ardayda Puntland ee waxkabarta dalka Sudan ayaa shalay galabnimadii ku qabtay xaflad ay ku soo dhaweynaayay ardayda cusub ee ka soo jeedda gobolka puntland. Xafladaani oo ka dhacday howlka weyn ee Al-ribaad Al-wadani ayaa waxaa ka soo qeyb galay madaxa ardayda soomaalida wax ka barata dalka Sudan iyo mas’uuliyiinta ururada [...]
February 27, 2010 | Qaybta
Muuji,
Warar |
Sii aqri »
Alshahid (Kampala)- Waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Kampala ee dalka Yuganda, siminar uu Ururka Shaqaalaha Aduunka “ ILO” u qabtay saxaafadda soomaaliya kaasoo socday muddo afar cisho ah, waxaana ka soo qayb galeen wakiilo kasocday xarumaha warfaafinta sida raadiyaasha, bogaga internetka, iyo xarumaha cilmi barista oo ay ugu horeeyso Xarunta Cilmi-barista iyo Warbaahinta ee [...]
February 26, 2010 | Qaybta
Muuji,
Warar |
Sii aqri »
Muqdisho (Alshahid) -Waxaa maanta suuqa bakaaraha lakeenay meydadka sadex qof oo lagu dilay xaafada Hodan ee gobolka Banadir si bal loo aqoonsado maydadkaasi. Dadka degan xaafada Hodan ayaa sheegay in ay sadexda qof ay dileen ciidamada AMISOM ee fariisinka kuleh wadada Makka Almukarama ee caasimada Muqdisho. Waxaa baryahan soo badanayay maydadka laga helayo agagaarka fariisimada [...]
February 26, 2010 | Qaybta
Muuji,
Warar |
Sii aqri »
Sana’a (Alshahid) -Weerar ay burcad badeed Soomaliyeed ku qaadeen shalay markab kaluumaysi oo laga leeyahay wadanka Yeman ayaa waxaa kudhintay badmaax Yemani ah oo saarnaa markabkaasi. War saxaafadeed kasoo baxay wasaarada arimaha gudaha ee wadanka Yeman ayaa sheegay in hal badmaax oo u dhashay wadanka Yeman oo kudhintay weerar ay burcadbadeed Somali ah ku qaadeen [...]
February 26, 2010 | Qaybta
Muuji,
Warar |
Sii aqri »
Garawo (Alshahid) – Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland ayaa wareegto uu soo saaray khamiistii waxa uu xilalka kaga xayuubiyay gudoomiyaha gobolka Bari iyo duqa magaalada Bosaaso. Wareegtada ayaa lagu xusay in uu madaxweynaha xilka kaga qaadayo mas’uuliyiintaasi kadib markii uu ku qanci waayay waxqabadkooda uuna madaxweynaha latashi lasameeyay wasiirka arimaha gudaha. Waxaa sidoo kale uu madaxweynaha [...]
February 26, 2010 | Qaybta
Muuji,
Warar |
Sii aqri »
Alshahid (Kampala)- Ururka shaqaalaha adduunka “ILO” ayaa saxaafadda soomaaliyeed ugu qabtay magaalada Kampla ee caasimadda Yugandha seminaar ku saabsan xuquuqda shaqaalaha. Seminaarkaan oo maalinkii 3aad socda ayaa waxa ay soo bandhigeen macalimiinti wax ka bixinaysay taariikhdi shaqaalaha Soomaaliya iyo dowrkii ay ku lahaayeen ururka shaqaalaha aduunka. Sidoo kale waxaa lagu soo bandhigay 14 heshiis oo ay [...]
February 25, 2010 | Qaybta
Muuji,
Warar |
Sii aqri »
Cadan (Alshahid) – Dalka Yemen ayaa maxkamad lagu soo taagay dhawr iyo labaatan ka tirsan kooxaha Burcad badeedda Soomaalida, kuwaasoo lagu soo oogay dacwado ku saabsan inay afduub kula dhaqaaqeen maraakiib iyo doonyo isaga kala gooshayay biyaha u dhaxeeya Soomaaliya iyo Yemen. Qareennada ayaa sheegay in raggan ay ciidamada ilaalada xeebaha ee dalka Yemen gacanta [...]
February 25, 2010 | Qaybta
Muuji,
Warar |
Sii aqri »
Nairobi (Alshahid) – Raysal Wasaaraha dowladda KMG ee Soomaaliya Mr. Cumar Cabdirashidh Cali oo hogaaminayay ergo ka socota dowladda Soomaaliya ayaa kula kulmaya caasimada Nairobi safiirka Maraykanka uqaabilsan arimaha Soomaaliya maalintii arbacada ahayd. Raysal Wasaaruhu waxa uu uga waramay safiirku xaalada ay hada marayso Soomaaliya isagoona sheegay in taakulada beesha caalamka ay muhiim utahay kaguulaysashada [...]
February 25, 2010 | Qaybta
Muuji,
Warar |
Sii aqri »
Muqdisho (Alshahid) – Waxaa maalmahan dambe kasoconayay caasimada Muqdisho dadaalo ay wadeen kooxo ganacsato ah iyo wax garad kale kaasoo lagu dhaxdhaxaadinayay labada kooxood ee Alshaba iyo Xizbul Islam kuwaasoo dhawaanahan ay colaad dhax taalay. Waxaa wararka aanu kahelayno Muqdisho ay sheegayaan in Xubno sare oo katirsan Alshabab ay ka aqbaleen dhaxdhaxaadiyayaasha in ay la [...]
February 25, 2010 | Qaybta
Muuji,
Warar |
Sii aqri »