رتب لخدمات احصائيات و ترتيب المواقع | شبكة الشاهد الإخبارية - احصائيات و ترتيب
Home » 2010 » March (Page 16)

Odayaasha Dhaqanka Degmada Guriceel oo beeniyay in la lunsaday mucaawinada hay’adda WFP

Odayaasha Dhaqanka Degmada Guriceel oo beeniyay in la lunsaday mucaawinada hay’adda WFP

Muqdisho (Alshahid) – Kulan ay isugu yimaadeen odayaasha Dhaqanka Degmada guriceel iyo Maamulka Degmadaasi ayaa waxa ay si caro leh u beeniyeen warar warbaahinta qaar lagu qoray oo sheegayay in la bililaqaystay Raashinkii Mucaawinada ee Hay,adda WFP ugu tala gashay dadka barakacayaasha ah ee ku jira xeryaha ku yaala dagmadaasi iyo tuulooyinka hoosyimaada. ”Waa arin [...]

Axmeddu Wallad Cabdalla: Waa in lajoojiyaa faragalinta shisheeye ee Soomaaliya lagu hayo.

Axmeddu Wallad Cabdalla: Waa in lajoojiyaa faragalinta shisheeye ee Soomaaliya lagu hayo.

Nairobi (Alshahid) -Ergayga Qaramada Midobay uqaabilsan Soomaaliya: Axmaddu Wallad Cabdalla ayaa bayaan uu qoray kusheegay in faragalinta shisheeye ee lagu hayo dalka Soomaaliya ay tahay mid waxyeelo badan ugaysaneyso sidii loo heli lahaa dowlad cagaheeda isku taagta oo hanata maamulka dalka oo dhami. Ergayga ayaa isagoona magacaabin wadan qaas ah, ugu baaqay dalalka caalamka inay [...]

AU oo ku baaqday in cunaqabateen cirka iyo dhulka ah lagu soo rogo gobolada ay mucaaradka dowladda KMG ah kataliyaan.

AU oo ku baaqday in cunaqabateen cirka iyo dhulka ah lagu soo rogo gobolada ay mucaaradka dowladda KMG ah kataliyaan.

Addis Ababa (Alshahid) – Golaha amaanka ee ururka midowga Africa ayaa baaq uu kasoo saaray xaruntiisa Addis Ababa ayaa uu kubaaqay in laqaado xanibaad lagu soo rogayo garoomada iyo dakadaha kuyaalo gobolada ay maamulaan kooxaha kasoo horjeeda dowladda KMG ee Soomaaliya iyo joogitaanka ciidamada nabad ilaalinta ah ee AMISOM. War saxaafadeed kasoo baxay kulankaasi ay [...]

WFP oo sheegtay inay howlihii gargaraarka Soomaaliya ay sii wadi doonto.

WFP oo sheegtay inay howlihii gargaraarka Soomaaliya ay sii wadi doonto.

Muqdisho (Alshahid) -Hay’ada cunada aduunka ee magaceeda loo soo gaabiyo WFP ayaa sheegtay inay sii wadi doonto cuna qaybinta ya kawado dalka Soomaaliya. Afahayeenka WFP Mr. Peter Somerton oo xalay lahadalay warbaahinta Soomaaliyeed isagoo kusugan caasimada Kenya ee Nairobi ayaa sheegay in ay WFP sii wadi doonto gargaarka dadka Soomaaliyeed eek u barakacasan gudaha dalka [...]

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone