Muqdisho (Alshahid)-Wasaarada lacagta ee dowladda KMG ayaa maanta Muqdisho ku soo bandhigtay dakhligii uga soo xarooday dekada weyn ee Muqdisho intii u dhexeysay 1dii January 2009 ilaa 30kii May 2010. Wasiirka lacagta ee dowladda KMG ahna sii hayaha xilka wasiirka maaliyada; Injineer Cabdiraxman Cisman (Injineer Yarisow) oo shir jaraa’id qabtay kadib kulan ay yeesheen isaga [...]
Muqdisho (Alshahid)-Maamulka Xisbul Islam ee gobolka Banadir ayaa hanjabaad usoo jeediyay shaqaalaha iyo milkiilayaasha TVga caalamiga ah ee Universal kadib markii uu dhawaan shaaciyay sawir gacmeeyo lagu aflagaadeynayay Nabi Muxammad NNKH oo uu sameeyeen wargays kasoo baxa dalka Koonfur Afrika. Gudoomiyaha Xisbul Islam u qaabilsan gobolka Banadir; Macalin Xaashi Maxamud Faarax oo maanta warbaahinta kula [...]
Continue reading …Muqdisho (Alshahid)-Maamulka TVga Caalamiga ah ee Universal ayaa raali galin buuxda ka bixiyay sawir kacmeedkii lagu soo daabacay wargayska Mail and Guardian ee kasoo baxa dalka Koonfur Afrika kaasi oo uu baahiyay TVga Universal dhowr habeen ka hor. Injineer Axmed Abubakar oo ah agaasimaha guud ee TVga Universal ayaa isaga oo jooga gobolka Minnesota ee [...]
Continue reading …Buhoodle (Alshahid)-Ciidamadii Ethiopianka ahaa ee dhawaanahan joogay duleedka magaalada Buhoodle ayaa aroornimadii saaka isaga baxay deegaankaasi iyaga oo dib ugu laabtay gudaha Ethiopia. Ciidamadaasi ayaa waxa ay horay usii ka xeysteen 16 gaari oo ahaa nooca xamuulka kuwaasi oo ay ka qabsadeen gudaha Buhoodle ayna lahaayeen ganacsato deegaankaasi kasoo jeeday. Odayaasha deegaanka Buhoodle ayaa ku [...]
Continue reading …Baladweyne (Alshahid)-Kadib dagaal culus oo ay saaka isaga hor imaadeen ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Ahlu Sunna oo isku dhinac ah iyo kuwa Xisbul Islam ayaa waxaa ay dowladda KMG sheegtay in ay hada gacanta si buuxda ugu hayso garoonka diyaaradaha ee Baladweyne kaasi oo kuyaala duleedka degmadaasi. Axmed Cusman Cabdalla (Ugas) oo ah sarkaalka hogaaminayo [...]
Continue reading …Xudur (Alshahid)-Degmada Ceel barde ee gobolka Bakool ayaa waxaa xalay ka dhacay dagaal culus oo dhexmaray ciidamada dowladda KMG ee hada gacanta ku haya degmadaasi iyo kuwa Alshabab. Dagaalka oo ahaa mid socday saacado ayaa waxaa la isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan oo uu ku jiro qoriga loo yaqaano BMka. Gudoomiyaha dowladda KMG u [...]
Continue reading …Muqdisho (Alshahid)-Gudiga baarlamaanka KMG uu qaabilsan la socodka maaliyada iyo hantida dowladda ayaa waxa ay eedeeyn culus u soo jeediyeen gudoomiyaha cusub ee uu dhawaan doortay baarlamaanka KMG. Xildhibaan Maxamed Sheekh Cali Woosh oo ah gudoomiye kuxigeenka gudiga maaliyada ee baarlamaanka oo u waramayay qaar kamid ah warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay in Sharif Xassan uu [...]
Continue reading …Nairobi (Alshahid)- Xoghayaha Guud ee ururka suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ Cumar Faaruuq Cusman ayaa mar kale loo doortey xubinnimada gudgiga fulinta caalamiga ah ee ururka saxafiyiinta Aduunka ee IFJ, shirweynaha ka dhacay 25-kii ilaa 28-kii bishan May, magaalada Cadiz ee wadanka Spain. Cumar Faaruuq Cismaan oo hadda ah gudoomiyaha ururka saxafiyiinta Afrika ( Federation [...]
Continue reading …Todobaadkan waxaan qormadani ku daahfurayaa noolahani cayayaanka ah, waxaanan soo tixi doonaa kuwayoow kale oo fara badan, walloow kuwiina aanan wax badan ka aqoonin waxa aan ka hadlayo ay u furantahay in ay wax ka faa’iideystaan barashadooda, hadane ogoow micnaha aan uga gol leeyahay waa mid ka xeeldheer Jillac Duulaan iyo noolayaasha kale. Waan saangadanayaa [...]
Continue reading …Muqdisho (Alshahid)-Boqalaal katirsan ciidamada dowladda KMG ayaa maanta uu tababar ugu soo dhamaaday kuliyada Kaahiye ee Iskuul Bulisiya waxaana maanta loo qabtay xaflad weyn oo ay kasoo qayb galeen saraakiil katirsan dowladda KMG. Askartan oo kamid noqonaya ciidamada booliska ee dowladda KMG ayaa waxaa tiradoodu ahayd 380 oo 54 kamid ah ay ahaayeen habween. Xafladii [...]
Continue reading …