رتب لخدمات احصائيات و ترتيب المواقع | شبكة الشاهد الإخبارية - احصائيات و ترتيب
Home » 2010 » May (Page 2)

Xisbul Islam oo ugu baaqday hay’adaha gar gaarka in ay shaqadoodii gobolka Hiraan dib u bilaabaan.

Xisbul Islam oo ugu baaqday hay’adaha gar gaarka in ay shaqadoodii gobolka Hiraan dib u bilaabaan.

Baladweyne (Alshahid)-Maamulka Xisbul Islam ee gobolka Hiraan ayaa baaq u jeediyay hay’adihii gar gaarka ee ka howl gali jiray gobolkaasi kuwaasi oo dhawaan ay xanibaad kusoo rogtay Xisbul Islam. Afhayeenka Xisbul Islam ee gobolka Hiraan Sheekh Maxamed Wehliye Odawaa ayaa wariyayaasha ugu sheegay magaalada Baladweyne in hay’adaha gar gaarka ay howshooda dib ugu bilaabi karaan [...]

Ahlu Sunna oo hub iyo saad milatari ka helay qabaa’il Soomaali ah.

Ahlu Sunna oo hub iyo saad milatari ka helay qabaa’il Soomaali ah.

Dhuusa mareeb (Alshahid)-Ururka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa todobaadkan waxa ay hub fara daban oo leh noocyo kala duwan iyo gawaarida dagaalka kuwaasi ay kuwa wareejiyeen qaar kamid ah qabaa’il dega gobolada dhexe ee Soomaaliya. Hubka oo ah mid u xarysnaa qabaa’ilka  ayaa isugu jiraa noocyada kala duwan sida kuwa gawaarida la saaro ee loo yaqaano [...]

Yemen oo gacanta ku dhigtay Burcad badeed iyo markab ay afduub u haysteen.

Yemen oo gacanta ku dhigtay Burcad badeed iyo markab ay afduub u haysteen.

Sanca (Alshahid)-Ciidamada bada ee Yemen oo kaashanaya kuwa Midowga Europe u jooga xeebaha Soomaaliya ayaa saaka ku guulaystay in ay gacanta ku dhigaan 13 Burcad badeed Soomaali ah iyo markab ganacsi oo Yemen laga leeyahay kaasi oo ay todobaadyo ka hor afduubteen. Markabka ayaa waxaa ay Burcad badeedu afduubteen kadib markii uu kasoo shareecday dekada [...]

Xukuumada KMG oo soo dhawaysay doorashada gudoomiye Sharif Xassan.

Xukuumada KMG oo soo dhawaysay doorashada gudoomiye Sharif  Xassan.

Muqdisho (Alshahid)-Xukuumada KMG Soomaaliya ee uu madaxda ka yahay Raiisal wasaare Cumar Cabdirashid ayaa ku tilmaamtay doorashada gudoomiyaha baarlamaanka KMG ee loo doortay Sharif Xassan Sheekh Adan guul weyn oo usoo hoyatay ummada Soomaaliyeed. Raiisal wasaare kuxigeenka ahna wasiirka kaluumaysiga iyo khayraadka badda; Prof. Cabdiraxman Xaaji Adan Ibbi oo u waramay warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay [...]

Axmadu Wallada Cabdalla oo aanan xilka loo cusboonaysiineyn.

Axmadu Wallada Cabdalla oo aanan xilka loo cusboonaysiineyn.

Nairobi (Alshahid)-Xog hoosaad laga helayo xafiiska Qaramada Midobay ee Nairobi ayaa tibaaxaya in wakiilka QM u qaabilsan Soomaaliya; Axmadu Wallad Cabdalla aanan xilka loo cusboonaysiiney marka uu waqtigiisa dhamaado. Xogta ayaa sheegaysa in saraakiisha QM ay ka caroodeen sidii uu Wallad Cabdalla ugu guul daraysaty xalinta khilaafkii dhawaan soo kala dhex galay madaxda sare ee [...]

Shir looga hadlayo waxqabadka Maxkamada Dambiyada Caalamig ah oo ka furmaya Kampala.

Shir looga hadlayo waxqabadka Maxkamada Dambiyada Caalamig ah oo ka furmaya Kampala.

Kampala (Alshahid)-Shir caalami ah oo looga hadlayo sharciyada iyo waxqabadka Maxkamada  Dambiyada Caalamiga ah ee xarunteedu tahay Hague ayaa todobaadka soo socda ka furmaya caasimada Uganda ee Kampala. Kulankan oo ay kasoo qayb galayaan ilaa 109 xubnood oo ka kala socda wadamada saxiixay axdigii Roma ee lagu dhisay maxkamada. “Waxaa shirka looga hadlayaa waxqabadkii maxkamada, [...]

Ethiopia oo qunsuliyad ka furatay Garowe.

Ethiopia oo qunsuliyad ka furatay Garowe.

Garowe (Alshahid)-Dowladda Ethiopia ayaa galinkii dambe ee shalay waxa ay qunsuliyad ka furatay magaala madaxda Puntland ee Garowe waxaana xafladii furitaanka kasoo qayb galay mas’uuliyiin ka kala socota Ethiopia iyo Puntland. Xaflada xariga jarka oo ka dhacday wasaarada arimaha  haweenka ee Puntland ayaa waxaa qunsuliyada cusub xariga ka gooyay madaxweyne kuxigeenka maamul goboleedka Puntland Gen. [...]

Doorashadii kuxigeenada gudoomiyaha baarlamaanka oo markale dib u dhacday.

Doorashadii kuxigeenada gudoomiyaha baarlamaanka oo markale dib u dhacday.

Muqdisho (Alshahid)-Waxaa markale dib u dhac uu ku yimid qabashadii doorashada kuxigeenada gudoomiyaha baarlamaanka KMG oo lagu waday in ay maanta ka dhacdo xarunta baarlamaanka ee guriga shacabka. Afhayeenka gudiga qaban qaabada doorashooyinka ee baarlamaanka KMG; Xildhibaan Maxamed Adan Waayeel oo saaka la hadlay warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay in doorashada dib loo dhigay, waqtiga ay [...]

Alshabab oo cunno dhacday ku gubay Muqdisho.

Alshabab oo cunno dhacday ku gubay Muqdisho.

Muqdisho (Alshahid)-Maamulka Alshabab ee gobolka Banadir ayaa maanta meel fagaaro ah oo kutaala degmada Kaaraan ku gubay cunno dhacday taasi oo ay sheegeen in ay ku kaydsaneyd bakhaaro ku yaala suuqa weyn ee Bakaarah. Alshabab ayaa sheegay in waaxdooda fayadhowrka bulshada ay baaritaano ka sameeyeen suuqa Bakaaraha halkaasina ay ka heleen cunno dhacday oo lagu [...]

Baladweyne: Raga iyo dumarka oo loo diiday in ay doomaha isla raacaan.

Baladweyne: Raga iyo dumarka oo loo diiday in ay doomaha isla raacaan.

Baladweyne (Alshahid)-Ururada Xisbul Islam iyo Alshabab ayaa amaro kasoo saaray magaalada Baladweyne kaasi oo lagu amrayo milkiilayaasha doomaha isaga gudba labada dhinac ee magaaladaasi in aysan  hal mar wada qaadi karin rag iyo dumar isku toog. Amarka ayaa uga digaya milkiilayaasha in ay mutaysan karaan talaabo sharci ah hadii ay isku mar qaadaan rag iyo [...]

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone