Sheekh Cumar Faaruuq: Falkii Shalay masjidka lagu qarxiyay waa mid la rabo in ummada Soomaaliyeed masaajida lagu nacsiiyo.
Nairobi (Alshahid)- Sheekh Cumar Cabdi (Cumar Faruuq) oo kamid ah Shuyuukhda ugu caansan Soomaaliya ayaa aad u cambaareeyay qarixii shalay lala beegsaday masjidka Cabdille Shideye kaasi oo ay ku le’deen dad badan oo rabay in ay gutaan salaada Duhurka. Sheekha ayaa tacsi u diray ehelada ay dadkoodu wax ku noqdeen qaraxaasi isagoona Allah uga baryay [...]
Maydad dhalinyaro oo lagu arkay iskoyska Bakaaraha.
Muqdisho (Alshahid)- Aroornimadii saaka ayaa waxa ay dadka kunool agagaarka xaafada Bakaaraha ku arkeen iskogoyska Bakaaraha maydadka 3 dhalinyaro ah kuwaasi oo ay ka muuqdeen jirdil lagu sameeyay. Dadka soo arkay maydadka ayaa sheegay in dhamaantood madaxa loo galiyay jawaano ayna da’doonu u dhexeysay 20 ilaa 26 jir sano. Ururka Alshabab ayaa sheegtay in ay [...]
Cambaareyn guud oo loo jeediyay qarixii shalay ka dhacay masjidka Bakaaraha.
Nairobi (Alshahid)- Waxaa soo baxaya cambaareyno ka kala imaanaya kooxahah isku haya siyaasada Soomaaliya iyo dunida Muslimka ah kuwaasi oo lagu cambaareynayo falkii foosha xumaa ee 1dii May lagu qarxiyay Masjidka Cabdalla Shideye ee kuyaala suuqa Bakaaraha. Khasaaraha dhimasho ee ka dhashay qarixii shalay ayaa kor u kacay waxaana hada la ogyahay in ay qaraxaasi [...]
Madaxweynaha iyo Raiisul wasaaraha dowladda KMG ee Soomaaliya oo khudbado ka jeediyay xuska 1da May.
Muqdisho (Alshahid)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya mudane Sh. Shariif Sh. Axmed, oo ka qeybgalay munaasabad lagu maamuusaayay maalinta shaqaalaha adduunka ayaa ka jeediyay khudbad aad u qiimo badan, taasoo lagu qabtay xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa ugu horeyn hambalyo u diray dhamaan shaqaalaha adduunka gaar ahaan shaqaalaha Soomaaliyeed, wuxuuna munaasabadda maalinta shaqaalaha [...]
Bayaan ka soo baxay ururka Al-ictisaam bil kitaabi wal sunna oo ku aadan qarixii shalay.
Garowe (Alshahid)- Bayaan ayaan ka soo baxay madaxda sare ee ururka Al-ictisaam bil kitaabi wal sunn oo lagaga hadlay qarixii shalay lala beegsaday masjid ku yaala suuqa Bakaraha aayaa soo gaaray Shabakadda Alshahid wuxuuna u qornaa sidan: الحمد لله ربّ العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم وبعد. Culimada jamaacada Al- Ictisaam Bil- [...]
Dad Soomaali ah oo ku dhintay dhismo kudumay magaalada Jidda.
Jidda (Alshahid)- Oogu yaraan 6 Soomaali ah oo isug jira caruur iyo haween ayaa ku dhintay caasimada Jidda xaafada Al-Sixaaf kadib markii uu dumay dhismo 3 dabaq ka koobnaa halkaasi oo ay daganaayeen. Dhismaha ayaa dumay galabnimadii Jimcaha waxaana halkaasi kunoolaa dad badan oo ay kujiraan dhowr qoys oo Soomaali ah. Sida uu sheegay afhayeen [...]
Alshabab oo kahadashay qarixii maanta.
Muqdisho (Alshahid)- Afhayeenka Alshabab; Sheekh Cali Maxmuud Raage (Cali Dheere) ayaa maanta kahadlay qarixii ka dhacay Masjidka kuyaala Bakaaraha isagoo ku eedeeyay in ay ka dambeeyeen shirkado ajnabi ah oo doonayo inay waxyeeleeyaan dadka shacabka ah ee Soomaaliya. Cali Dheere oo wariyayaasha ugu waramayay Muqdisho ayaa sheegay in ay horay uga digeen shirkado shisheeyo oo [...]
Qaraxyo khasaaro weyn geeystay oo ka dhacay Masjid kuyaala Bakaraha.
Muqdisho (Alshahid)-Waxaa maanta Salaadii Duhur kadib uu qarax aad u xoogbadan ka dhacay Masjid kuyaala qeybta Cabdille Shideeye ee Suuqa Bakaaraha halkaasi oo ay kutukanayeen dad fara badan oo ay kamid yihiin saraakiil katirsan Alshabab. Khasaaraha uu qaraxyada geystay ayaa waxa ay hada maraysaa 19 dhimasho iyo 55 dhaawah ah kuwaasi oo badankood ay yihiin [...]
Saan saan colaad oo laga dareemayo Dhuusa mareeb.
Dhuusa mareeb (Alshahid)- Saan saan colaadeed ayaa xalay ilaa saaka laga dareemayaa magaalada xarunta u ah gobolka Galguduud taasi oo ay hada gacanta ku hayaan xoogaga Ahlu Sunna Waljamaaca. Waxaa saaka ilaa iyo xalay la arkayay qaar kamid ah dadka rayidka ah oo u badan caruur iyo dumar kuwaasi oo ka qaxayay degmada Dhuusa mareeb. [...]
Madaxweyne Kuxigeenka Uganda oo lagu eedeeyay Musuq maasuq.
Kampala (Alshahid)- Madaxweyne Kuxigeenka Uganda Gilbert Bukenya iyo tiro wasiiro ah, ayaa lagu soo eedeeyay in ay ku lug lahaayeen fadeexad musuq maasuq taasi oo lagu dhunsaday malaayiin dollarka Maraykanaka ah. Sida lagu sheegay warbixin uu diyaariyay gudiga baarlamaanka ee laxisaabtanka dowladda oo noqul kamid ah si sir ah kusoo gaaray labada wargays ee ugu [...]