رتب لخدمات احصائيات و ترتيب المواقع | شبكة الشاهد الإخبارية - احصائيات و ترتيب
Home » 2010 » May (Page 3)

Barakacayaasha ku dhaqan Jaamacada Lafoole oo lagu amray in ay meesha ka guuraan.

Barakacayaasha ku dhaqan Jaamacada Lafoole oo lagu amray in ay meesha ka guuraan.

Afgoye (Alshahid)-Dadka barakacayaasha ah eek u nool dulka ay leedahay Jaamacadii hore ee Lafoole ayaa waxa ay saaka bilaabeen in ay isaga guuraan goobihii ay horaan cooshashka uga dhisteen kadib markii uu dhamaaday xiligii ay Xisbul Islam u qabatay in ay kaga guuraan dhulka Jaamacada. Waxaa saaka aroortii la arkayay dad barakayaal ah oo fujisanaya [...]

Duqaymo iyo dagaalo goos goos ah oo saaka Muqdisho ka dhacay.

Duqaymo iyo dagaalo goos goos ah oo saaka Muqdisho ka dhacay.

Muqdisho (Alshahid)-Muqdisho ayaa saaka ku waabariisatay madaafiic iyo dagaalo goos goos ah oo ka dhacay qaybo kamid ah caasimada ayna dad rayid ah waxyeelo ka soo gaareen. Xaafadaha Barmuda iyo Taleex ee degamada Hodan ayaa waxaa saaka ku dhacay dhowr madfac kuwaasi oo sababay dhimashada 1 ruux iyo dhaawaca 3 kale kuwaasi oo dhamaantood ahaa [...]

Cabdi Xaashi: Xildhibaanada waa laaluush qaatayaal.

Cabdi Xaashi: Xildhibaanada waa laaluush qaatayaal.

Muqdisho (Alshahid)-Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdullahi oo ahaa ninka si aadka ah Sharif Xassan ugula tartamay doorashadii shalay loo galay xilka gudoomiyaha baarlamaanka ayaa ku eedeeyay xildhibaanada in ay yihiin kuwa calooshood u shaqaystayaal ah oo aan wax dan ah ka lahayn qaranka Soomaaliya. Xildhibaanka oo ka waramayay dareenkiisa sida uu ahaa kahor inta aysan doorashadu [...]

Doorashadii kuxigeenada gudoomiyaha baarlamaanka oo dib loo dhigay.

Doorashadii kuxigeenada gudoomiyaha baarlamaanka oo dib loo dhigay.

Muqdisho (Alshahid)-Waxaa dib u dhacay doorashadii kuxigeenada gudoomiyaha baarlamaanka KMG oo lagu waday in maanta oo Sabti ah ay ka dhacdo guriga shacabka ee caasimada Muqdsisho kadib markii shalay halkaasi lagu doortay gudoomiye cusub. Afhayeenka gudiga baarlamaanka u qaabilsan isku duba rididada doorashooyinka; xildhibaan Maxamed Adan Waayeel oo saaka la hadlay warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay [...]

Prof Dhalxa: Looma tartamayo jagada aan hayo.

Prof Dhalxa: Looma tartamayo jagada aan hayo.

Muqdisho (Alshahid)-Gudoomiya kuxigeenka 1aad ee baarlamaanka KMG; Prof. Maxamed Cumar Dhalxa oo maanta la hadlay qaar kamid warbaahinta gudaha ayaa sheegay in xalay uu kulan ka dhacay madaxtooyada Villa Soomaaliya ayna kasoo qayb galeen isaga, Madaxweyne Sharif iyo xeer ilaaliyaha maxkamada dastuurka. Prof. Dhalxa ayaa sheegay in kulankaasi looga hadlay go’ankii kasoo baxay maxkamada sare [...]

Shariif Xasan oo loo doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka.

Shariif Xasan oo loo doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka.

Muqdisho (Alshahid) – Waxaa la soo gebgabeeyay  tirinta codadka wareegii koowaad ee tartarka doorasha guddomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya. Ku dhowaad saacad iyo dheraad ayay qaadatay tirinta cododka xildhibaanada ka qaybqagalay codayntan. Halka laguu tirinayay cododka ayaa ahayd goob ay dadka oo dhan wada arkayee, iyadoo sanaadiiqda cododku ku jireen ay ahaayeen dhalooyin si muuqata looga dhex [...]

Shirka Istanbul: Shakaalid NATO? Mise Shimbarayahow heesa?!.

Waxaa dhawaan la soo gabagabeeyey shir ka dhacay wadanka Turkey-ga, shirkan waxaa looga hadlay arimaha Soomaaliya, waxaana ka soo qayb galay dawlado urur goboleedyo iyo qaramada midoobay, ajandaha shirka waxaa xoogga lagu saaray qodobada kale ah: Taageeridda dawladda, Maalgashiga Soomalaliya, iyo la dagaalanka Burcadbadeedda. Inta aanan uu guda galin qodobadan, waxaan wax yar ka dhahayaa [...]

Nin Somali ah oo lagu haysto inuu dad sharci daro ku galiyay Maraykanka.

Nin Somali ah oo lagu haysto inuu dad sharci daro ku galiyay Maraykanka.

Texas (Alshahid)-Maxkamada federalka ee gobolka Texas ayaa waxaa ka socda dhagaysiga dacwad ay ciidamada socdaalka xaduudaha kusoo eedeeyeen Axmed Maxamed Dhakhane inuu boqolaal dad sharci daro  ah soo galiyay Maraykanka isaga oo soo marsiinayay wadamada xuduudka la leh Maraykanka ee Brazil iyo Mexico. Qareenka dacwada soo oogayay ayaa sheegay in dadka uu Mr. Dhakhane soo [...]

Guriga ummada oo ay hada ka socoto doorashada gudoomiyaha.

Guriga ummada oo ay hada ka socoto doorashada gudoomiyaha.

Muqdisho (Alshahid)- Waxaa haatan ka soconaya guriga ummada ee ay ku kulmaan mudanayaasha baarlamaanka KMG doorashada gudoomiyaha cusub ee uu yeelanayo baarlamaanka KMG. Wararka aanu ka helayno gudaha hoolka ay fadhiyaan mudanayaasha ayaa sheegaya in hada ay codkooda riteen xildhibaano ku dhow 70 kuwaasi oo u kala codeynaya 5 musharax ee u tartamaya jagada gudoomiye [...]

Sidee dib loogu kasbadaa jaal aad kala harteen oo loo dabiibaa qalbi dakaamaya..?!

Haddiiba ay jiraan wax la hubo oo dhicitaankiisa lagu sharatami karo waa geerida. Mowduucanina maaha mid ku siinaya wax sidii birlabtii lagu soo dhufan karo qof aad xiriir la lahayd ee aad kala harteen laakiin waxaa ku jiri kara talooyin wax ku ool ah. Noloshu waa tacabur cajiib ah oo waxaa la yiraahdaa waxay u [...]

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone