رتب لخدمات احصائيات و ترتيب المواقع | شبكة الشاهد الإخبارية - احصائيات و ترتيب
Home » 2010 » June (Page 3)

Xildhibaan soo jeediyay in xukuumada cusub laga reebo “wasiirada waxma tarayaasha ah.”

Xildhibaan soo jeediyay in xukuumada cusub laga reebo “wasiirada waxma tarayaasha ah.”

Muqdisho (Alshahid)-Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka KMG ayaa durbadiiba bilaabay in ay dhaliil usoo jeediyaan xukuumada cusub ee lagu wado in uu Raiisal wasaare Cumar Cabdirashid dhawaan ku dhawaaqo. Xildhibaan Cali Maxamed Faarax oo kamid ah mudanayaasha baarlamaanka KMG ayaa sheegay in xukuumada cusub ee lasoo dhisayo aysan wax badan ka badalnaaney tan hada jirta [...]

Ciidamo kawada tirsan dowladda oo iska rasaaseeya Ex-control Afgoye.

Ciidamo kawada tirsan dowladda oo iska rasaaseeya Ex-control Afgoye.

Muqdisho (Alshahid)-Waxaa saaka uu dagaal daqiiqado socday uu Ex-control Afgoye ku dhex maray ciidamo kawada tirsanaa dowladda KMG kuwaasi oo la sheegay in ay iska qabteen lacago baad ah oo ay ka qaadayeen gawaarida maraysay bar koontarool oo ay joogeen. Dagaalka oo aan wax khasaaro ah geysay ayaa waxaa uu saameyn muddo saacado ah socotay [...]

Ku dhawaaqida xukuumada cusub oo u xayiran Ahlu Sunna.

Ku dhawaaqida xukuumada cusub oo u xayiran Ahlu Sunna.

Muqdisho (Alshahid)-Wararka aanu ka helayno ilo wareedyo ku dhow dhow xafiiska Raiisal wasaare Cumar Cabdirashid ayaa tibaaxaya in ku dhawaaqida golaha wasiirada ee cusub ay u dhici la’dahay Ahlu Sunna Waljamaaca daraadeed. Ururka Ahlu Sunna oo 15kii March heshiis awood qaybsi dowladda KMG kula galay caasimada Addis Ababa ayaa waxaa la sheegayaa in ay ka [...]

Daaci Sh. Nuur Baaruud oo Khartoum Gaaray

Daaci Sh. Nuur Baaruud oo Khartoum Gaaray

Daaciga weyn ee Sheekh Nuur Baaruud Gurxan iyo wafdi uu horkacayo ayaa waxa ay daqiiqado ka hor ka soo dageen madhaarka dowliga ah ee jamhuuriyadda sudan. Wadaadka iyo wafdigiisa ayaa waxaa si diiran garoonka ugu soo dhaweeyey madax soomaaliyeed,ardey,culumo,kuwaasoo ku sugan magaalada Khartoum ee xarunta wadanka sudan. Mas,uul u hadlay wafdiga ayaa ku waramay in [...]

Milito: Rooney waa laga badbadiyay..! (Runaan la sheegin maahane Rati Dameer ka raad qurxoon)

Milito: Rooney waa laga badbadiyay..! (Runaan la sheegin maahane Rati Dameer ka raad qurxoon)

Gool dhaliyaha xulka Argentina iyo kooxda Inter Diego Milito ayaa ka dhawaajiyay inuu aaminsan yahay in Wayne Rooney oo weerarka uga ciyaara Ingiriiska iyo Man Utd uu yahay laacibka loogu buun buuniska badan yahay kubadda casrigan. Balse uu isagu qabo inuu xitaa shaki kujiro inuu ka mid yahay 20-ka laacib ee ugu wanaagsan caalamka. Milito [...]

FIFA oo sheegtay inaysan ka dhega la’ayn dhawaqyada ka dhanka ah kubadda Jabulani.‏

FIFA oo sheegtay inaysan ka dhega la’ayn dhawaqyada ka dhanka ah kubadda Jabulani.‏

Xiriirka caalamiga ah ee maamula kubada cagta FIFA ayaa qiratay walaaca ay ka qabto kubadda Jabulani oo aad looga sheegtay laakiin waxay sheegeen in aan iminka arintaasi laga wada hadli doonin balse la iskaga soo geed fariisan doono wixii ka dambeeya dhamaadka koobka aduunka.  Laacibiinta kooxaha ka qaygalay koobka aduunka ayaa si wayn u dhaliilay [...]

Baarlamaanka KMG oo maanta kulan yeeshay.

Baarlamaanka KMG oo maanta kulan yeeshay.

Muqdisho (Alshahid)-Mudanayaasha baarlamaanka KMG Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay gurigga Shacabka halkaasi oo ay ugu dambeysay maalintii la doortay gudoomiye kuxigeenka 2aad. Baarlamaanka ayaa maanta  waxaa shir gudoominayay gudoomiye; Sharif Xassan Sheekh Adan waxaana looga niqaashay wax kabadalida xeer hoosaadyo u yaala baarlamaanka. Gudoomiyaha ayaa soo jeediyay in uu baarlamaanka kulmo 3 maalmood todobaadkiiba [...]

Ciidamada dowladda KMG oo dhaq dhaqaaq military kawada gobolka Hiraan.

Ciidamada dowladda KMG oo dhaq dhaqaaq military kawada gobolka Hiraan.

Baladweyne (Alshahid)- Wararka aanu ka helayno  deegaannada dhinaca Waqooyi kaga beegan magaalada Baladweyne ee ah xarunta gobolka Hiraan waxaa halkaasi kajira  dhaq dhaqaaqyo Militari oo ay wadaan ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya ee kusugan  goballka Hiraan oo dhawaanahan  ku sugnaa deegaannka Kala beyrka. Ciidamada dowladda KMG oo ay wehliyaa saraakiil katirsan maamulkii hore ee dowladda [...]

Mid kamid ah guddiga doorashooyinka Somaliland oo lagu toogtay Buuhoodle.

Mid kamid ah guddiga doorashooyinka Somaliland oo lagu toogtay Buuhoodle.

Hargaysa (Alshahid)- Koox hubaysan oo aan haybtooda la garaneynin ayaa  xalay toogtay mid kamid ah guddiga doorashada degmada Buuhoodle kadib markii ay is rasaasayn dhex martay kooxdaasi iyo ciidamada militariga ee Somaliland. Kooxda ayaa weerar ku qaadeen xarunta ay shalay cod bixinta ka dhacday ee degmada Buuhoodle halkaasoo ay ku dileen mid kamid ah guddiga [...]

Xildhibaano katirsan baarlamaanka KMG oo gaaray Washington.

Xildhibaano katirsan baarlamaanka KMG oo gaaray Washington.

Washington (Alshahid)-Xubno katirsan  baarlamaanka KMG ee  Soomaaliya ayaa  booqasho ku jooga caasimada Washington ee dalka Mareykanka halkaasi oo ay  kulamo kula qaateen  Mas’uuliyiin Maraykan ah iyagoo kala hadlay xaaladda dalka Soomaaliya. Xildhibaanada ayaa waxay sheegeen inay dalka Mareykanka ka heleen casuumad rasmi ah, ayna kulammadooda diiradda ku saareen sidii Mareykanku uu gacan u siin lahaa [...]

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone