Muqdisho (Alshahid)-Madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya; Sheekh Sharif Sheekh Axmed ayaa maanta barqadii kasoo degay garoonka diyaaradaha ee Adan Adde International Airport kadib markii uu dalka ka maqnaa muddo laba todobaad ah. Madaxweynaha oo hogaaminayay wafdi balaaran oo ay ku jiraan wasiiro, xildhibaano iyo shaqaalo katirsan kuwa madaxtooyada ayaa waxaa garoonka kusoo dhaweeyay mas’uuliyiin katirsan [...]
Muqdisho (Alshahid)-Maamulka ururka Ahlu Sunna u qaabilsan gobolka Banaadir ayaa soo dhaweeyay go’ankii dhawaan kasoo baxay madaxda Midowga Afrika kuwaasi oo shir madaxeedkoodii Kampala isku raacay in la kordhiyo ciidamada AMISOM ee nabad ilaalinta Muqdisho u jooga. Sheekh Maxamed Axmed Shuuriye; madaxa warfaafinta Ahlu Sunna Waljamaac ee gobalka Banaadir oo maanta shir jaraa’id ku qabtay [...]
Continue reading …Muqdisho (Alshahid)-Gudoonka baarlamaanka KMG ee Soomaaliya ayaa maanta xukuumada uu madaxda ka yahay Raiisal wasaare Cumar Cabdirashid ugu baaqay in ay maalinta berry ah iska soo xaadiriso baarlamaanka hor tiisa si loogu qaado codka kalsoonida. Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee baarlamaanka KMG; Cabdiweli Sheekh Ibrahim Mudey oo maanta shir gudoominayay kullankii ay yeesheen mudanayaasha baarlamaanka KMG [...]
Continue reading …Doolow (Alshahid)-Saraakiisha hogaaminaysa ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya kuna sugan degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa sheegay in ay dhawaan la waareegi doonan gacan ku haynta gobolka Gedo oo dhami kaasi oo ay hada ka arrimiyaan Alshabab. Gudoomiyaha dowladda KMG ee gobolka Gedo; Maxamed Cabdi Kaliil oo saxaafada u waramay ayaa sheegay in uu hada [...]
Continue reading …Nairobi (Alshahid)-Madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya; Sheekh Sharif Sheekh Axmed ayaa caasimada Nairobi soo gaalay galinkii hore ee shalay, waxaana uu tan iyo xalay kulamo gooni gooni ah kula yeeshay Nairobi mas’uuliyiin ka socota beesha caalamka iyo waliba safiirka Soomaaliya u jooga Nairobi. Diblomaasiyiinta uu Madaxweyne Sharif la kulmay ayaa waxaa kamid ah mas’uuliyiinta safaarada [...]
Continue reading …Kismayo (Alshahid)- Qarax weyn oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay fiidkii ka dhacay xaafada Guul wade ee magaalada Kismayo; xarunta gobolka Jubbada Hoose. Qaraxa ayaa ka dhashay miino ah nooca loo yaqaano anti-tank oo ay ku ciyaarayeen caruur ya yar ayaa waxaa inta la hubo ku dhintay 1 cunnug halka dhaawacuna uu gaarayo [...]
Continue reading …Geneva (Alshahid)-Hay’ada Qaramada Midobay u qaabilsan qaxootiga ee magaceeda loo soo gaabiyo UNHCR ayaa ugu baaqday dowladda Sacuudi Carabiya in ay joojiso musaafurinta ay ku hayso dadka Soomaalida ah ee dalkeeda sharci darada kusoo gala. Afhayeen u hadashay UNHCR; Melissa Fleming oo maanta shir jara’id saxaafada ugu qabatay xarunta UNHCR ee magaalada Geneva ayaa tilmaamtay [...]
Continue reading …Kampala (Alshahid)-Kadib kullan ay albaabada u xiran yihiin oo ay madaxda sare ee Midowga Afrika ku yeesheen Kampala, caasimada Uganda ayaa waxaa ay madaxdii goobta joogtay isku careen in muddo 15 cisho gudeheeda ah Soomaaliya lagu geeyo ciidamada 2000 ee dheeraadka ah kuwaasi oo gacan siini doona kuwa AMISOM ee haatan Muqdisho ku sugan. Wasiirka [...]
Continue reading …Hargeysa (Alshahid)- Madaxweynaha dhawaan loo dhaariyay Somaliland; Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa wareegto xafiiskiisa kasoo baxday Khamiistii shalay ah ku magaacabay afhayeenka cusub ee madaxtooyada iyo madaxa golaha wasiirada ee madaxtooyada. Cabdullaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa loo magacaabay afhayeenka madaxtooyada Somaliland halka Xirsi Cali Xaaji Xassan loo magacaabay madaxa golaha wasiirada (Chief of Cabinet) ee [...]
Continue reading …Muqdisho (Alshahid)- Dagaal xoog leh oo u dhexeeyay ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Alshabab ayaa galabnimadii shalay ka dhacay degmada Yeed ee gobolka Bakool kadib markii sida la sheegay in halkaasi weerar ku qaadeen xoogaga Alshabab. Afhayeenka dhinaca ciidamada u qaabilsan Alshabab; Sheekh Cabdicasiis Abu Muscab ayaa ka hadlay dagaalkaasi waxa uuna sheegay in ay [...]
Continue reading …