Dagaal culus oo Waqooyiga Muqdisho ka socda iyo Madaxweyne Sharif oo jiida dagaalka ku sugan.
Muqdisho (Alshahid)-Caasimada Muqdisho ayaa saaka ku waabariisatay dagaal aad u culus kaasi oo ay ciidamada dowladda KMG ku qaadeen fariisimo ay qaybaha Waqooyi ee caasimada ku leeyihiin xoogaga Alshabab. Dagaalka oo ah mid ay xoogiisa uu ka dhacayo degmada Cabdicasiis ayaa la soo sheegayaa in ay ka qayb qaadanayaan ciidamo aad u tira badan oo [...]
Madaxweyne Sharif oo xalay ku hoyday xiidaha hore ee dagaalka.
Muqdisho (Alshahid)-Waxaa habeenkii xalay ahaa uu Madaxweyne Sheekh Sharif Sheekh Axmed oo hogaaminayo mas’uuliyiin katirsan dowladda KMG ay ku hoyden jiidaha hore ee ay ku sugan yihiin ciidamada dowladda KMG ee dagaalka xoogan kula jira kooxaha mucaaradka ah Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Jen. Cali Maxamed Xasan Looyaan oo Radio Muqdisho u waramay isaga oo jooga [...]