رتب لخدمات احصائيات و ترتيب المواقع | شبكة الشاهد الإخبارية - احصائيات و ترتيب
Home » 2010 » August (Page 23)

Wasiirka warfaafinta ee dowladda KMG oo London booqasho ku jooga.

Wasiirka warfaafinta ee dowladda KMG oo London booqasho ku jooga.

London (Alshahid)-Wasiirka warfaafinta ee dowladda KMG; Cabdiraxman Cumar Cisman (Inj. Yarisow) ayaa waxa uu booqasho rasmi ah ku yimid magaalada London ee ah caasimada wadanka Britain. Wasiirka ayaa intii uu London joogay waxa uu la kulmay madax katirsan dowladda Britain, jaaliyada Soomaaliyeed ee London ku dhaqan iyo waliba warbaahinta Caalamka. Inj. Yarisow ayaa habeen labaad [...]

Gudoomiye Tarsan oo kullan la qaatay gudoomiyayaasha degmooyinka gobolka Banaaadir.

Gudoomiye Tarsan oo kullan la qaatay gudoomiyayaasha degmooyinka gobolka Banaaadir.

Muqdisho (Alshahid)- Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho;Maxamud Axmed Nuur Tarsan ayaa shalay kullan la qaatay gudoomiyayaasha degmooyinka gobolka Banaadir, kaasi oo looga hadlayay arrimo la xiriira sugidda ammaanka degmooyinka ay dowladdu gacanta ku hayso iyo qaadida qashinka daadsan wadooyinka iyo xaafadaha Muqdisho. Gudoomiye Tarsan oo kullanka kadib la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in [...]

Qaar kamid ah wasiirada xukuumada KMG oo dhaliiyay go’ankii baarlamaanka ee shalay.

Qaar kamid ah wasiirada xukuumada KMG oo dhaliiyay go’ankii baarlamaanka ee shalay.

Muqdisho (Alshahid)-Qaar kamid ah wasiirada dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa sharci darro ku tilmaamay go’ankii shalay kasoo baxay gudoonka baarlamaanka kaasi oo ahaa in maanta ay xukuumada KMG ku hor timaado baarlamaanka. Wasiirka shaqada iyo horumarinta shaqaalaha dawladda KMG Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in baarlamaanku xaq u leeyahay [...]

Kullankii baarlamaanka KMG ee maanta oo baaqday.

Kullankii baarlamaanka KMG ee maanta oo baaqday.

Muqdisho (Alshahid)-Kullankii maanta lagu waday in ay mudanayaasha baarlamaanka KMG ee Soomaaliya ay ku yeeshaan xaruntooda Muqdisho ayaa dib u dhac ku yimid kadib markii sida la sheegay ay cudur daar soo gudbiyeen qaar kamid ah xubnaha baarlamaanka KMG. Xildhibaan Caadil Sheegow Sagaar oo ah nidaamiye kuxigeenka baarlamaanka oo saxaafadda la hadlay ayaa xaqiijiyay inuu [...]

Qarax xalay degmada Dharkeenley lagu la beegsaday ciidamo katirsan dowladda KMG.

Qarax xalay degmada Dharkeenley lagu la beegsaday ciidamo katirsan dowladda KMG.

Muqdisho (Alshahid)- Ugu yaraan shan ruux oo sedax kamid ah ay yihiin ciidamada booliska dowladda KMG Soomaaliya ayaa ku dhaawacmay kadib markii xalay xarunta saldhiga galbeed ee degmada Dharkeenlay oo fariisin ay ku leeyihiin ciidanka dowladda KMG kooxo hubaysan ay ku weerareen bam gamcmeed. Qaraxa ka dhashay bamkaasi oo ahaa mid aad u xoogan ayaa [...]

Kullankii Muqdisho uga socday Alshabab iyo Xisbul Islam oo bur buray.

Kullankii Muqdisho uga socday Alshabab iyo Xisbul Islam oo bur buray.

Muqdisho (Alshahid)-Waxaa fashilmay kullan maalmihii dambe Muqdisho uga socday ururada mucaaradka ah ee Alshabab iyo Xisbul Islam kaasi oo ay uga wada hadlayeen isku biirid labada dhinac ah. Warar ku dhow dhow saraakiisha Xisbul Islam uga qayb galaysay kullankaasi ayaa sheegay in wadahadalka uu bur buray kadib markii xubnihii Alshabab matalayay ay diideen dhowr qodob [...]

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone