Bil kadib Axmed Siilaanyo oo dhammaystiray dowladiisa.
Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa bil kadib maalintii ladoortay soo daayay hormadii ugu danbaysy ee dowladdiisa taas oo ka koobnayd in ka badan 45 masuul oo isugu jira agaasimayaal iyo madaxda hay’daha madax banaan ee qaranka taasina waxa dhammaystir unoqonaysaa xukuumadda cusub ee Kulmiye oo waxa meesha ka baxaya xubnihii lasoo shaqeeyay xukuumaddii hore [...]
Alshabab oo saxaafada tusay goobihii ay xalay la wareegeen.
Muqdisho (Alshahid)-Xoogaga Alshabab ee xalay dagaalka ku qabsaday goobo dhowr ah oo ay horay gacanta ugu hayeen Ahlu Sunna iyo dowladda KMG ayaa maanta saxaafada geeyay goobahaasi ay xalay la wareegeen. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ee Alshbaab, Sheekh Cali Maxamed Xusseen ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay mowlaca Macalin Nuur ee degmada Hodan halkaasi oo ay [...]
Dowladda KMG oo u yeeratay ciidamadeeda keydka ah.
Muqdisho (Alshahid)-Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa u yeeratay ciidamo ay dhaawahan u tababaraysay duulaan ay ku qaadi lahayd kooxaha mucaaradka kadib markii xoogaga Alshabab ay culays military saareen ciidamada dowladda ee difaaca kaga jiray wadada Makka Al-mukkaramah. Ciidamadan oo ah kuwa militaryga ee dhawaan lagu soo tababaray dalalka dariska ah ayaa waxaa laga soo daabulay [...]
Madaxweynaha Hiraan State oo sheegay in dhawaan uu gobolka tagi doono.
Nairobi (Alshahid)-madaxweynaha maamul goboleedka la magic baxay Hiraan State, Maxamud Cabdi Gaab oo shalay shir jaraa’id ku qabtay Nairobi ayaa shaaciyay in muddo 10 cisho gudaheeda ah uu maamulkiisa ku tagi doono gobolka Hiraan. Mudane Maxamud Cabdi Gaab ayaa sheegay in maamulkiisa uu haatan dhamaystiray qorshihii uu ku tagi lahaa gobolka waxa uuna ugu baaqay [...]
Alshabab oo deegaano cusub ka qabsaday Ahlu Sunna iyo dowladda.
Muqdisho (Alshahid)-Kadib dagaal aad u cuslaa oo xalay abaare afurkii ka bilowday degmada Hodan ee gobolka Banaadir ayaa waxaa u suurta gashay xoogaga Alshabab in ay la wareegaan gacan ku haynta fariisino ay ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Ahlu Sunna ku lahaayeen degmadaasi. Alshabab ayaa dagaalka xalay kula wareegtay saldhigii ay ciidamada dowladda KMG iyo [...]
Uganda oo tababar u furtay ciidamo ay Soomaaliya usoo dirayso.
Kampala (Alshahid)-Dalka Uganda ayaa tababar u furay 1,700 oo askari oo lagu wado in sanadkan dhamaadkiisa la geeyo Soomaaliya si ay usoo badalaan ciidamada Uganda haatan ka jooga Muqdisho eek u howl gala magaca AMISOM, sida uu sheegay afhayeenka ciidamada Uganda, Col. Felix Kulayigye. Ciidamadan ayaa tababar soconaya muddo 3 bilood ah waxa uu uga [...]
Dagaalkii “maalinta Badar” oo goor dhow Muqdisho ka qarxay.
Muqdisho (Alshahid)-Waxaa daqiiqado ka hor ka bilowday caasimada Soomaaliya ee Muqdisho dagaalkii la filayay ee xoogaga mucaaradka ay sheegeen in ay ciidamada dowladda KMG iyo kuwa AMISOM ku qaadayaan maanta oo ah 17ka Ramadhaan (Maalinta Badar). Dagaalka oo ah mid aad u culus la isunaadeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxa uu xoogiisa ka socdaa [...]
Alshabab oo digniin u jeediyay milkiilayaasha hoteelada Muqdisho.
Muqdisho (Alshahid)-Ururka Alshabab ayaa digniin ku aadan ka kiraynta hotelada mas’uuliyiinta ka tirsan dowladda KMG ee Muqdisho u diray milkiilayaasha hoteelada Muqdisho. Afhayeenka Alshabab, Sheekh Cali Maxamud Raage (Cali Dheere) oo maanta ka hadlayay barnaamij ka baxayay idaacada Horn Afrik ee Muqdisho ayaa sheegay in milkiilayaasha hoteelada Muqdisho ay ka fiirsadaan ka kiraynta hoteeladooda mas’uuliyiinta [...]
Kenya oo maanta maalin taariikhi u tahay.
Nairobi (Alshahid)-Wadanka Kenya ayaa maanta waxaa loo dabaal dagay saxiixida dastuurka cusub ee dhawaan ay shacabka Kenya u codeeyeen. Xaflad aad loo soo agaasimay ayna kasoo qayb galeen marti sharaf ay ka mid yihiin madaxweynaha Rwanda, Paul Kagame, kan Uganda, Yoweri Museveni Cumar Al-Bashirka Sudan iyo Sheekh Abeid Karume, Zanzibar, kan Comoros Ahmed Abdallah Sambi [...]
Dowladda KMG oo shacabka uga digtay duulaanka 17ka Ramadhan ee Alshabab.
Muqdisho (Alshahid)-Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa soo saartay warsaxaafadeed ay kaga hadlayso dagaalka ay Alshabab qorsheeyeen in ay maanta (17ka Ramadhan) ku qaadaan ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM. Warsaxaafadeedka oo kasoo baxay wasaarada warfaafinta ee dowladda KMG ayaa sidatan u qornaa. Warsaxaafadeed. Waxaa la filayaa in 24ka saac ee socota ay kordhaan qalalaasaha iyadoo la [...]