Home » 2010 » September
Kusimaha xilka Ra’iisal wasaaraha oo kormeer ku tagay dekedda Muqdisho.

Kusimaha xilka Ra’iisal wasaaraha oo kormeer ku tagay dekedda Muqdisho.

Muqdisho (Alshahid)- Sii Hayaha Xilka Ra’isal wasaaraha Soomaaliya mudane C/waaxid Cilmi Goonjeex ayaa maanya Kormeer Howleed ku tagay Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho, isagoo halkaasi Warbixin uga dhagaystay Maamulka Dekadda. Sii Hayaha Xilka Ra’isal wasaaraha Soomaaliya mudane Clwaaxid Cilmi Goonjeex iyo Xubno uu horkacayo oo uu ka mid ahaa Wasiirka warfaafinta ayaa maanta booqasho ku [...]

Alshabab oo ka hadlay shirarkii Madrid iyo New York ee arrinta Soomaaliya looga hadlay.

Muqdisho (Alshahid)-Ururka Alshabab ee dagaalka kula jira dowladda KMG ah iyo ciidamada AMISOM ayaa ka hadlay shirarkii is daba jooga ahaa ee looga hadlayay arrinta Soomaaliya kana kala dhacay magaalooyinka Madrid iyo New York. Afhayeenka Alshabab, Sheekh Cali Maxamud Raage (Cali Dheere) oo maanta saxaafada Muqdisho kula hadlay ayaa sheegay in shirarkaas ay ku dhamaadeen [...]

Continue reading …
Ciidamada badda ee Midowga Yurub oo koox Burcad badeenimo loo haysto Kenya u dhiibay.

Mombasa (Alshahid)-Ciidamada Midowga Yurub kaga sugan biyaha Soomaaliya ayaa Arbacadii shalay ahayd u dhiibay dowladda Kenya 4 Soomaali ah oo loo haysto Burcad badeednimo. Major General Buster Howes oo ah madaxa howlgallada ciidammada Midowga Yurub oo shalay saxaafada ugu waramay dusha markab dagaal oo Faransiiska leeyahay ayaa sheegay in afarta nin uu soo qabtay 24kii [...]

Continue reading …
Bangiga dhexe ee Kenya oo amray in lala socda lacagah Kenya laga xawilo.

Nairobi (Alshahid)-Bangiga dhexe ee dalka Kenya ayaa ku amaray xawaalaha iyo hay’addaha ku howlan dhaqaalaha inay la socdaan lacagaha la diro dalka Kenya si looga hortago inay gaaraan gacanta kooxaha mucaaradka ku ah dowladda KMG ah ee Soomaaliya. Warqad uu Bangiga dhexe u diray xawaaladaha iyo hay’addaha ku howlan dhaqaalaha 9kii bishii tagtay ee August [...]

Continue reading …
Madaxweyne Sharif oo kullan Addis Ababa kula qaatay Ra’iisal wasaare Zanawi.

Addis Ababa (Alshahid)-Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya, sharif Sheekh Axmed ayaa kullan saacado qaatay xarunta dalka Ethiopia kula qaatay Ra’iisal wasaaraha dalkaas, Meles Zanawi. Safiirka Sooomaaliya u fadhiya Addis Ababa, Saciid Yussuf Nuur, oo qayb ka ahaa kullanka ayaa saxaafada u sheegay in labada mas’uul ay ka wadahadleen arrimo dhowr ah oo ay ugu [...]

Continue reading …
Hay’adda CCD oo Seminaarkii shanaad  Muqdisho ugu qabatay Odayaal dhaqameed.

Muqdisho (Alshahid)-Hay’adda wadahadalka bulshada Soomaaliyeed ee CCD ayaa maanta si rasmi ah u soo gabagabeysay seminaarro xiriir ah oo magaalada Muqdisho uga furtay qeybaha bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan ururrada bulshada qeybahooda kala duwan. Seminaar lagu xoojinayo nabadda iyo awood dhaqameedyada Soomaaliyeed ayaa maanta loogu soo gabagabeeyay odayaal dhaqameed tiradoodu gaareyso 200-xubnood oo ka kala yimid [...]

Continue reading …
Sheekh Xassan Dahir: Shirarka arrinta Soomaaliya looga hadlo waa kuwo shirqool ah.

Muqdisho (Alshahid)-Hogaamiyaha ururka Xisbul Islam, Sheekh Xassan Dahir Aways ayaa ku tilmaamay shirarka Caalamiga ah ee looga hadlayo arrimaha Soomaaliya kuwo shirqool ah laguna diidan yahay in Soomaalida ay isku xukunto Diinta Islaamka. Sheekh Xassan oo u waramayay Idaacada BBCda Laanteeda Afka Soomaaliga ayaa sheegay kullamadii ugu dameeyay ee ka kala dhacay Madrid iyo New [...]

Continue reading …
Dowladda KMG ah oo soo dhawaysay taageero uu Maraykanka siiyo Puntland iyo Somaliland.

Nairobi (Alshahid)-Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa soo dhawaysay hadal dhawaan kasoo yeeray dowladda Maraykanka oo ahaa inay taageero dhinac horumarka ah siinayso maamul goboleedyada Puntland iyo Somaliland. Wasiirka arrimaha dibada ee dowladda KMG ah, Yussuf  Xassan Ibrahim, (Yussuf Dheeg) oo u waramay Idaacada Horseed ayaa sheegay in maamul goboleedyada Somaliland iyo Puntland ay qayb [...]

Continue reading …
Markab hub u sida AMISOM oo dekedda Muqdisho kusoo xirtay.

Muqdisho (Alshahid)-Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa xaqiijiyay in xalay fiidkii uu markab xamuul oo hub iyo saanad military u sida ciidamada Midowga Afrika kaga sugan Muqdisho uu kusoo xirtay dekedda Muqdisho. Markabka ayaa la sheegay inuu ka yimid magaalada Mombasa ee dalka Kenya, halkaas oo ah dekedda ugu weyn ee ay AMISOM ku tiirsantahay loona [...]

Continue reading …
Madaxweyne Sharif oo la kulmay Ra’iisal wasaaraha Spain.

Madrid (Alshahid)-Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya, Sharif Sheekh Axmed ayaa shalay qasriga Moncloa ee ku yaalla magaalada Madrid kullan kula yeeshay,Ra’iisul wasaaraha Spain, Jose Luis Rodriguez Zapatero. Labada mas’uu; ayaa la sheegay inay ka wadahadleen arrimo badan oo ay ka mid tahay sidii ay dowladda Spain taageero u siin lahayd Soomaaliya. Spain ayaa ballan qaaday inay [...]

Continue reading …
Page 1 of 19123Next ›Last »