رتب لخدمات احصائيات و ترتيب المواقع | شبكة الشاهد الإخبارية - احصائيات و ترتيب
Home » 2010 » September (Page 19)

Maxamed Dheere: Alshabab waa dhibaato loo soo diray Soomaaliya.

Maxamed Dheere: Alshabab waa dhibaato loo soo diray Soomaaliya.

Muqdisho (Alshahid)-Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir, Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa ka hadlay dagaalka Alshabab ay ka wado Muqdisho, isagoona aad u dhaliilay kooxda Alshabab. Maxamed Dheere ayaa sheegay in Alshabab dagaalka ay Muqdisho ka wado uu dadka shacabka ah ku keenay khasaaro badan ayna Alshabab qaadayso mas’uuliyada dhibaatada ay dagaalada Muqdisho geystaan. “Dhibaatadi [...]

Alshabab oo sheegtay in dagaalka Muqdisho ay kusoo biirayaan diyaarado.

Alshabab oo sheegtay in dagaalka Muqdisho ay kusoo biirayaan diyaarado.

Muqdisho (Alshahid)-Maamulka Alshabab ee gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay ka war hayaan qorshe lagu doonayo in diyaaradaha dagaal lagu soo biiriyo dagaalka ka socda Muqdisho si kor looga duqeeyo xoogaga Alshabab ee guulaha ka gaaray dagaalka todobaadka ka badan caasimada ka socday. Gudoomiyaha Alshabab u qaabilsan gobolka Banaadir, Sheekh Cali Maxamed Xusseen, oo manta [...]

Wariye xalay lagu dilay Gaalkacyo.

Wariye xalay lagu dilay Gaalkacyo.

Gaalkacyo (Alshahid)-Kooxo hubaysan oo aan heybtooda la garaneynin ayaa xalay gudaha magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug dil ugu geystay wariye Cabduqaadir Cumar Geedi, oo ka tirsnaa Idaacada Daljir. Kooxda dilka geystay ayaa ku hubaysnaa toreeyo (bilaawayaal), iyaga oo ka baxsaday goobtii ay fal dambiyeedka ku geysteen oo ahayd xaafada Garsoor ee Gaalkacyo. Maydka marxuunka [...]

Dowladda KMG oo Alshabab ku eedeysay qaraxii shalay ee gaadiidka BLka.

Dowladda KMG oo Alshabab ku eedeysay qaraxii shalay ee gaadiidka BLka.

Muqdisho (Alshahid)-Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa ku eedeeysay mas’uuliyada qaraxii shalay galab lala beegsaday 3 ka mid ah gaadiidka dadweynaha ee isticmaala wadada warshadaha ayna ku dhinteen 10 ruux, kuna dhaawacmeen 25 kale. Taliyaha ciidamada dowladda ee isgoyska Ex Contarol Afgooye, Nuur Xassan oo saxaafada Muqdisho la hadlay ayaa sheegay in goobta uu qaraxa ka [...]

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone