عربي - English - Soomaali
Madaxweyne Siilaanyo oo magacaabay afhayeenka madaxtooyada. | Dowladda iyo Alshabab oo guulo ka kala sheegtay dagaal ka dhacay Yeed. | Booliska Burundi oo qabtay nin ay uga shakiyeen Alshababnimo. | Burcad badeeda Soomaaliyeed oo sii daayay markab Turkiga laga leeyahay. | Madaxweyne Sharif iyo Museveni oo kulmay. | Jabuuti oo beenisay in ay ciidamo usoo dirayso Soomaaliya. | Xiisada colaad oo ka taagan gobolka Hiraan. | Alshababta Jowhar oo dugsiyo magaca ka badalay. | Alshabab oo beeniyay ku lug lahaanshadii dagaalkii Puntland. |

Waa maxay Alshahid?

Bogga Alshahid wuxuu hoos yimaadaa Xarunta Cilmibaarista & Warfaafinta Alshahid ee Xarunteedu tahay dalka Ingiriiska.  Waxaa boggan uu ku soo baxaa luqadda Soomaaliga, wuxuuna leyahay 2 mataane oo ku soo baxa Carabi & Ingiriis.
Waxaa boggaan loogu talo galay inuu faafiyo wararka ku aaddan Somaaliya iyo Soomaalida, Geeska & Bariga Afrika iyo wixii saameeya dhinacyada siyaasadda, bulshada, dhaqaalaha, ganacsiga & dhaqankaba.
Boggan waxaa tifaftira suxufiyiin iyo qoraayaal Soomaali oo gudaha iyo dibadda waddanka ku kala nool. Hadafkiisa hore waa in uu faafiyaa dhabta, runtana ka sheegaa dhacdooyinka si dheellitiranna uga hadlaa una faaqidaa arrimaha saameeya gobolka aan kor ku xusnay.

Log in /