Al Shabaab kahor baan Muslim ahayn

Hadaad is qarxiso ma Janaad galaysaa?, iyo Hadal ku jeeda Al Shabaab iyo Wadaadada Soomaaliyeed oo uu soo jeedinayo Shiikh C/raxmaan Shariif.

Shiikh Cabdiraxmaan Shariif oo ah qof Ilaahay uu tacliin iyo wax garad u hibeeyay ayaa waxaan ka duubnay 20 daqiiqo oo aad si weyn uga faaiidaysan doonto.  Shiiku wuxuu ka hadlayaa dhowr waxyaalood oo ay ka mid yihiin Is qarxinta, Al Shabaab, Wadaadada Soomaaliyeed iyo Soomaalida kale.

Xogta: ALSHAHID

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>