Home » Entries posted by Alamin
avatar
Stories written by Alamin
Capt. Jeilani Mowlana Sufi oo beeniyey warka geeridiisa!

Capt. Jeilani Mowlana Sufi oo beeniyey warka geeridiisa!

Capt. Jeylaani Mawlaana Sufi ayaa maanta beeniyey warka lagu daabacay bogga hiiraan.com oo lagu tacsiyeynayo, asagoo la yaabban beenabuurka lagu sameeyey geeri beeneedka lagu abuuray oo dad badan ka nixisay. Capt. Jeylaani oo la xiriiray Alshahid.net magribnimadii Talaadada, ayaa mijuyey amakaag ku yimid markii uu arkay uuna aqriyey warkii tacsidiisa asagoo nool. Wuxuuna Alshahid.net u [...]

Xogta: ALSHAHID

Continue reading …
Dagaal Dad Rayid ah ku waxyeeloobeen oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Muqdisho (Alshahid) – Dagaalkan oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Amisom oo isku dhinac ah iyo kooxo hubeysan oo ka soo horjeeday ayaa wuxuu maanta ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Dagaalkan oo geystay khasaare dhaawac ah oo dad rayid ah soo gaaray ayaa wuxuu xooggiisa ka dhacay Xaafadda [...]

Continue reading …

Sh. Ibraahim Bilaal oo sheegta gudoomiyaha camalka Ismaaliga ayaa ku eedeeyey baarlamaanka inay mas’uul ka yihiin madaafiicda ay shabaab iyo xisbul islaam ku garaacaan goobaha ay ku shiraan baarlamaanka taasoo ay dhibaato geeri iyo dhaawac ka soo gaaraan shacabka. Waxaa la yaab leh sida warbaahinta iyo waxgaradka qaarkood uga hadlaan madaafiicda shabaab iyo xisbiga ridaan [...]

Continue reading …
Ciidamada hore ee soomaaliya oo Aqoon isweydaarsi ku qananaya Washinton

Xafiiska Qarammadda Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya (UNPOS) ayaa u qabanaya kulan aqoon iswaydaarsi ah taliyayaashii hore ee Ciidamadii Qalabka siday ee Soomaaliyeed, waxaana shirka lagu marti gelinayaa magaca Wasaaradda Gaashandhigga Soomaaliyeed. Shirka waxaa lagu qabanayaa Washington DC inta u dhaxaysa 1-5 Agoosto 2009. Shirkan aqoon iswaydaarsiga ah waxa uu la xiriiraa shir hor-udhac [...]

Continue reading …

Xogta: ALSHAHID

Continue reading …

Nairobi 27 July 2009, Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobey u Qaabilsan Arrimaha Somaaliya, Ahmedou Ould Abdullah, wuxu soo dhaweeyey shirkii koowaad ee Guddidda Wadajirka ah ee Arrimaha Nabadgelyada ay ku qabteen Muqdisho taas oo uu arko talaabo muhiim ah dibna loogu hagaajinayo looguna horrumarinaayo arrimaha aminga ee Somaaliya. Shirkaa oo la qabtay 25 July, [...]

Continue reading …

Hadaad is qarxiso ma Janaad galaysaa?, iyo Hadal ku jeeda Al Shabaab iyo Wadaadada Soomaaliyeed oo uu soo jeedinayo Shiikh C/raxmaan Shariif. Shiikh Cabdiraxmaan Shariif oo ah qof Ilaahay uu tacliin iyo wax garad u hibeeyay ayaa waxaan ka duubnay 20 daqiiqo oo aad si weyn uga faaiidaysan doonto.  Shiiku wuxuu ka hadlayaa dhowr waxyaalood [...]

Continue reading …
Shabaabka ma Rabaan Dawlad Soomalaiyeed?

Shacabka Soomaaliyeed ayaa dareen kala duwan ka muujinaya sida ay u arkaan dagaallada ururka shabaab qaadeen iyo qaraxyadii ugu danbeeyey iyo waxa laga filan karo guulaha ilaa iyo haatan ay gaareen iyo in shabaab wax dawladnimo ama ama nabad Soomalaiya la doonayo. Qeybo badana oo shacabka ka mid ah oo ku sugan gudaha dalka oo [...]

Continue reading …

ALSHAHID (Muqdisho):-Dagaaladan oo u dhexeeya Ciidamada Dowlada iyo Xoogaga ka soo hor’jeeda ayaa galabta xilli danbe waxa uu ka bilowday xaafado ka mida Magaalada Baladweyne halkaasi oo ay wada joogeen. Dagaalka ayaa waxa uu ka bilowday xaafadaha October iyo Buundo weyn Ee Magaalada B/weyne  iyadoo la sheegay in dagaalka ay soo qaadeen Xoogaga Mucaaradka oo [...]

Continue reading …
Page 1 of 3123