رتب لخدمات احصائيات و ترتيب المواقع | شبكة الشاهد الإخبارية - احصائيات و ترتيب
Home » Entries posted by Alamin (Page 3)

R/Wasaare Sharmaarke:”Waa in ay Beesha caalamku noo soo gurmataa”

“Saraakill Al-Qaacidda ka tirsan ayaa ku soo qulqulaya dalka, dawladduna waa ay dhacaysaa, haddii aaney Beesha caalamku noo soo gurman” . R/Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa sheegaya in haddii aaney beesha caalamku u soo gurman dawladdiisa ay markaas dhici doonto dawladdu. Sharmaarke ayaa intaas ku daraya: in Saraakiil ka tirsan Ururka Al-Qaacida ay [...]

Sh. Shariif oo arrimaha Soomaaliya kala hadlay Yuweri Museveni

Madaxweynaha dowladda KMG oo booqaso ku gaaray wadanka Uganda ayaa kulan kula qaatay dhigiisa dalkaasi Yuweri Museveni magaalada Kampala ee caasimadda Uganda. Labada madaxweyne ayaa si kooban waxaa ay uga hadleen arrimaha Soomaaliya, sida uu sheegay safiirka dowladda KMG ah u fadhiya magaalada Kampala, Sayid Axmed. Madaxweynaha dowladda KMG oo booqashadiisa ay ku wehliyaan xubno [...]

Kulamadii baarlamaanka oo la qaban doono.

Axmed Cabdi Xuseen oo ka tirsan xildhibaanada baarlamaanka dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa maanta saxaafadda waxaa uu u sheegay in uu mar dhow la qaban doono oo uu furmi doono fadhiyadii baarlamaanka. Xildhibaanka oo shir jaraa’id qabtay ayaa waxaa uu intaasi ku daray sababaha hakadka u galay kulamadii baarlamaanka in ay tahay iyadoo xildhibaano badan [...]

Eedayn ku wajahan Ciidamada dowladda KMG ee ku sugan gudaha B/weyn

Shir jaraa’id uu maanta ku qabtay magaalada Baladweyn, Sh. Max’ed Cabdi oo taliyihii hore ciidamada Maxkamadaha Islaamiga ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa uu kaga hadlay falal amni darro ah oo laga soo sheegayo halkaasi. Sh. Max’ed Cabdi ayaa dhowaan waxaa uu ku biiray Xisbul Islaam ka dib markii uu isaga baxay Maxkadaha Islaamiga oo uu [...]

Hello world!

Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start blogging! Xogta: ALSHAHID

Gudcur ninkii ku orda, god ayuu ku dhacaa

Al Shabaab, Xisbul-Islaam, Dawladda iyo ummadda Soomaliyeed: khatarta soo fool leh yaa qaadaya mas’uuliyaddeeda?!! Ma jirto marxalad ka madow oo soo marta taariikhda dalka ee cabsi iyo khatar galineysa madaxbannaanida iyo jiritaanka qaranimada Soomaaliyeed oo ka daran halka ay mareyso xaalladda siyaasadeed iyo ammaan ee haatan dalka ka jirta. Tan iyo markii ee burburtay dawladdii [...]

Wajiyada Argagixisada Al-Qaacida ee Soomaaliya

Wajiyada Argagixisada Al-Qaacida ee Soomaaliya

Ismiidaamintii ka dhacday B/Weyne bishan Juun, 18keedii waxey sababtay xasuuq dad badan oo rayid ah iyo howlwadeeno sare oo ka tirsan dowladda midnimo qaran uu ka madax ka yahay Shiikh Shariif Shiikh Axmed. Masuuliyiinta sare ee dowladda ee geeriyooday waxaa ka mid ahaa Cumar Xaashi Aadan, Wasiirkii Amniga Qaranka, iyo Safiir Cabdulkariim Faarax Laqanyho (Allaha [...]

UN oo Warbixin Kasoo Saartay Xaalada Xuquuqal-Insaanka Somaliland

Geneva (Bnn/IS)- Qaramada Midoobay ayaa Warbixin ay soo saartay ku sheegtay in Xukuumadda Somaliland ay qaaddo tallaabooyin ka dhan ah arrimaha Xuquuqal-Insaanka iyo dib-u-dhaca Doorashada Madaxtooyada, isla markaana waxay ugu baaqday in ay joojiso cago-juglayn iyo cadaadis ay sheegtay inay ku hayso dadka u dooda Xuquuqda Aadamaha, Saxaafadda, Wakiilada Xisbiyada Siyaasadda, xadhigga sharci-darrada ah ee [...]

Amnesty oo soo saartay warbixin

Amnesty International warbixin ay ka soo saartay qaaradda Africa oo ay kaga hadashay xaaladda waddamo badan oo dagaallo iyo khilaaf uu ka taagan yahay oo ay ugu horeyso Soomaaliya. Warbixinta Amnesty Warbixinta ayay kada hadashay saddexda goobood ee ugu colaadda badan qaaradda Africa, waa Jamhuuriyadda dimoqraadiga ee Congo, Soomaliya iyo Sudan. Congo, waxey diirada saartay [...]

Qurbajoogta K. Africa oo la kulmay Wasiirka Jaaliyadaha Dibadda ee DMQ

Wasiirka Jaaliyadaha dibadda iyo maal gashiga  doowladda Soomaaliya Md Cabdulaahi Axmed Abdule”Azhari” ayaa maanta kasoo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Johannesburg. Waxaana garoonka ku soo dhaweyey Jaaliyada Soomaalida qeeybaheeda kala duwan oo uu horkacayey gudoomiyaha Jaaliyada soomaalida koonfur Afrika Md Abdulxakiim M Haadi. Wasiirka ayaa uga mahadceliyey Jaaliyadda  Soomalida Koonfur Afrika qaabkii aay ugu soo [...]

Page 3 of 3123

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone