Markay ay burburtay Dowladdii dhexe ee Soomaaliya 1991, waxaa durba bilowday magacyo horey ay ka raacsan tahay ‘S’ oo ah magacyo u taagnaa ururo siyaasadeed, waxaana magacyadaasi ay galaafteen kumaan kun oo Somaali ah, kadib markii dadkii magacyadaasi sameeyey ay labo labo isku qabsadeen iyadoo mid waliba uu isagu isku haysto midka saxda ah. Maanta [...]
Waxaa noo buuxsamay 21 sano oo shacabka Soomaaliyeed ay ku jireen dagaalo oo ay ka dhaxleen dhibaatooyin dhinacyo badan leh, wuxuu waqtigu is guraba, gaar ahaan dadka ku nool Magaalada Muqdisho waxaa u sii dheeraa dagaalo is dabajoog ah oo hadba waji yeelanayey kuwaas oo ay ku lug yeesheen qaar ka mid ah wadamada Caalamka, [...]
Continue reading …Iyadoo weli uu jiro khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan,ayaa hadana labada Dhinac maalmahaan wadaan Kulamada ay la yeelanayaan Xildhibaanada Baarlamaanka ee ku aadan sida loo wajahayo waqtiga kala guurka ee Dowladda Federaalka oo bilooyin ka harsan yihiin Labada Shariif ayaa mid weliba wuxuu ku [...]
Continue reading …Iyadoo uu sii xoogeysanayo khilaafka u dhexeeya Madaxweynaha Dowladda Federaalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxay arrintaani keentay in xildhibaanada Baarlamaanka maalmahan yeeshaan shirar isdaba joog ah kuwaas oo lagu qabanayo Hoteelada waaweyne ee Magaalada Muqdisho, waxayna qolo waliba soo saartaa hadalo ay ku ridinayaan kullan ka horeeyey [...]
Continue reading …Maqaalkaan aan ugu Magacdarey Xujeyda Siyaasiyinta Somaaliyeed halkee u Xaj tagaan? waa Maqaal aan muddo ururrinayey waxaana u soo qaatey Sida Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ay u aamineen in Siyaasigaan Tagin Adis-Ababa uu yahay Siyaasi wax badan ay ka maqan yihiin,waxaana mooda in lagu Waajib yeeley tegista Magaaladda Adis-Abab iyagoo og in Itoobiya ay tahay Dowlad aana [...]
Continue reading …Daahir Xuseen” Waxay u jeedada ahayd Xilka laga qaado Taliyaha Nabadsugida kuwa kale waa Boor isku Qaris” Cali Faarax “Wareegtada xilka looga qaadey kama imaan Shiikh Shariif ee waxay ka timid Midowga Afrika” Ciise Maalin “Shiikh Shariif waa uu la soo daahay Xil ka qaadista ee Mar hore ayey ahayd in uu xilalka ka qaado [...]
Continue reading …iyadoo beri lagu wado in adduunka laga xuso maalinta Cudurka HIV/AIDS-ka ee 1-da December ayaa waxaa jira dhacdooyin badan oo la xiriira dadka qaba cudurkaasi, waxaa ugu dambeysay in dhawaan ay is guursadeen Nin iyo Naag la nool cudurka HIV/AIDS-ka, waxayna arrintani ka dambeysay kadib markii ninkaan ay horey Cudurka HIV/AIDS-ka ugu geeriyootay xaaskiisa iyo [...]
Continue reading …Qofkii Daawada Cayaaraha K/cagta waxa uu isla markiiba garan karaa in kooxda markay dooneyso in ay guuleysato ay guushaasi ku timaado dadaal ay wada galaan Cayaartooyda Kooxda hase yeeshee mararka qaar guushaasi waxa ay ku xiran tahay haddaba Khibradda Goolhayaha, marka lays mari waayo waxaana farta lagu wada fiiqaa Goolhayaha waayo isaga ayaa laga sugayaa [...]
Continue reading …Yar aanu saaxiibo nahay ayaa maalinkii la magacaabay Ra’isul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo maalin kadib waxaan isku keenay taariikho si aad ah nooga yaabiyey waxaana go’aansanay in bulshada Soomaaliyeed u soo bandhigno si noola ogaadaan taariikhahaasii isku beegmay. Waxaan gorfeynaba arrintaas waxaan hal mar soo wada xasuusanay markii la dilay Madaxweynihii hore [...]
Continue reading …Waxaa Hoteelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho lagu soo gebagabeeyey Dood socday mudo afar maalmood ah, waxaana Doodaas soo qabanqaabiyey Somali Media for Peace and Development (SOMPED) waxaana looga hadlayey sidii ay saxaafadda u sameysan lahayd Xeer gaar ah ( Media Self Regulation) waxaana ka qaybgalay qaybaha Rulshada rayidka ah,Hayadaha qaabisan Xaquuqda Aadanaha , Sharciyaqaanno iyo [...]
Continue reading …