Washington (Alshahid) – Madaxweynaha Maraykanka oo ka hadlayay kulan uu la yeeshay hogaamiyaasha mustaqbalka ee qaarada Afrika (Young African Leaders Forum) oo ka dhacay Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa quus iyo rajo beel ka muujiyay kasoo reynta xaalada Soomaaliya, madaxweynaha ayaa waxaa su’aal ku hal gaadey gabar Soomaaliyeed oo ka mid ahayd dadkii shirka ka [...]
Daaciga weyn ee Sheekh Nuur Baaruud Gurxan iyo wafdi uu horkacayo ayaa waxa ay daqiiqado ka hor ka soo dageen madhaarka dowliga ah ee jamhuuriyadda sudan. Wadaadka iyo wafdigiisa ayaa waxaa si diiran garoonka ugu soo dhaweeyey madax soomaaliyeed,ardey,culumo,kuwaasoo ku sugan magaalada Khartoum ee xarunta wadanka sudan. Mas,uul u hadlay wafdiga ayaa ku waramay in [...]
Continue reading …Marcello Lippi ayaa sida cad door aktarnimo ka cayaaray koobkii aduunka ee 2006-dii laakiin 4 sanadood kadib wuxuu noqday kan la oran karo waa laadarka dalkiisa u qoonsaday inay ugu yaraan usoo gudbaan wareega 2-aad maxay tahay sababtu? Maalin kasta ciid maaha wayse adkeyd in taa lagu qanciyo Marcello Lippi oo iska caleemo saartay waaweynka uu [...]
Continue reading …Ayadoo saacado un ay inaga xigaan maalinta jimcaha oo lagu wado inay qabsoonto ama dhacdo doorashada hogaanka cusub ee ururka ardeyda soomaaliyeed ee wadanka sudan ayaa waxaa lagu soo waramayaa inuu markaa isasoo taraya olalaha ay murashaxiinta uga jiraan sidii uu mid waliba ku noqon lahaa gudoonka cusub ee ururka. Murashaxiinta qaarkood oo aan siyaabo [...]
Continue reading …Muqdisho (Alshahid) – Hotelka Ambasadoor ee Magaaladda Muqdisho ayaa n lagu soo gabagabeeyey siminaar socdey Muddo Saddex Maalin ka soo ay soo qaban qaabisey Hayadda Center For Democracy And Human Rights CDHR waxaana ka qaybgaley Dad gaaraya 30 xubnodd oo ka kala socdey qaybaha kala duwan ee Bulshada sida Culama’udiin, Odayaasha dhaqanka, Hayadaha Xuquuqda Aadanaha, [...]
Continue reading …Jakarta (Alshahid) – Bishaan June 2010 ayay ahayd markii ugu horeysay oo ay arday Soomaaliyeed ka qalin jabiyaan jaamacad ku taalaa wadanka Indonesia, waana guul u soo hoyatay dalkeena Soomaaliyeed. Ardayda oo ka qalin jabisay jaamacad lagu magacaabo Universitas Pasundan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Safiirka Somaaliya Maxamuud Colow Barrow iyo Safiirka Lubnaan Safiirka [...]
Continue reading …Maalinta jimcaha oo ku beegan 25-ka bisha June ayaa lagu wadaa in ay qabsoomi rabto doorashada hogaanka sare ee ururka ardeyda soomaaliyeed ee maqarkiisu yahay wadanka sudan,taasoo in badan uu hakad ku yimid. Xubin sare oo ka tirsan guddiga doorashada ayaa tilmaamay in ruux walba oo doonaya inuu qabto hogaanka ururka uu markaasi isasoo sharaxi [...]
Continue reading …Muqdisho (Alshahid) – Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lag u qabtay xarunta Jaamacadda Badweynta Hindiyaha (Indian Ocean University), waxayna xafladdaasi ku saabsaneyd qalinjabinta 69 arday oo ka qalilnjabisay qaybaha kala duwan ee waxbarashada ee Jaamacaddaasi, waxaana ka soo qaybgalay xafladaasi mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Jaamacadda, Waalidiin, Arday iyo madax ka socota [...]
Continue reading …Nairobi (Alshahid) – Wasiirka Arrimaha bini’aadannimada & Dib u dejinta dowladda Federaalka KMG ee Soomaaliya, Dr. Maxamuud Cabdi Ibraahim ayaa ka qeybgalay shir ay isugu yimaadeen jaaliyadda beesha Gaaljecel, oo ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kaasoo looga hadlayay arrimaha Soomaaliya ka taagan iyo kaalinta kaga aaddan beesha. Shirkaasi oo ay ka qeybgaleen aqoonyahannada, [...]
Continue reading …Muqdisho (Alshahid) – Maxamed Colaad Xassan oo ah weriye Somaliyeed oo uga warama Idaacaddda BBC World Service qeybta Afka Ingiriisiga ee la hadasha Africa ee (focus of Africa iyo network Africa) ayaa la gudoonsiiyay abaal marin caalami ah oo uu bixiyo Baarlamanka Dalka Ingiriiska Xafladda Gudoonsiinta Abaal marintan oo ka dhacday Magaaldda London Aqalka uu [...]
Continue reading …