Magaca Ceelasha Biyaha mid la mid ah oo ka sameysmay Deegaanka.
Muqdisho (Alshahid) – Wararka naga soo gaaraya Deeganka Ceel Barde oo ka tirsan Gobolka Bakool waxay sheegayaan in deegaankasi ay ka barakaceen boqolaal qoys kadib markii deegaankaasi ay noqotay mid maamulkiisa ku tartamaaan dhinacyo iska soo horjeeda taas oo ay khasaaro ka soo gaartay dad rayid ah. Maalintii shalay ahayd ayaa waxaa deegaankaasi mar kale [...]
Naadiga HADAF ee Fanka iyo Wacyigelinta oo xusay maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed
Nairobi (Alshahid) – Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusayay maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15ka may ayaa shalay gelinkii dambe lagu qabtay Meridian Hotel Nairobi, taasoo uu soo qabanqaabiyay Naadiga HADAF ee Fanka iyo Wacyigelinta. Waxaa munaasabaddaasi ka qeybgalay isla markaana khudbado kala duwan ka jeediyay mas’uuliyiin uu ka mid yahay [...]
Xuuraan: Dhado roob noqon weysey, Hargeysa Naq baa ka da’ay
Xamar caasimad noqon weydey, Hargeysa ayaa haatan isu diyaarineysa taajka magaalo madaxnimada Soomaaliya, mana ahan wax aan ku riyoonayee waa sida ay xaqiiqda tahay Kaliya waxaa laga yaabaa in aan waxooga ka hordhacayo xog soo bixi doonta, taana waxaan filayaa in aad iga cafin doontaan wax soo socda sheegistood. Ma ahan in Hargeysa looga magdhabayo [...]
Hay’adda CDHR oo siminaarku saabsan Doorka Bulshada Rayidka kaga qayb qaadan karto Cadaaladda u qabatey
Muqdisho (Alshahid) – Hotelka Ambaasadoor ee Magaaladda Muqdisho ayaa lagu soo gabagabeeyey siminaar socdey Muddo Saddex Maalin ka soo ay soo qaban qaabisey Hayadda Center For Democracy And Human Rights CDHR waxaana ka qaybgaley Dad gaaraya 30 xubnodd oo ka kala socdey qaybaha kala duwan ee Bulshada sida Culama’udiin, Odayaasha dhaqanka, Hayadaha Xuquuqda Aadanaha , [...]
Wasiir ka tirsan xukuumadda Sharmaarke oo istiqaalo gudbiyay
Muqdisho (Alshahid) – Wasiirka Daryeelka Naafada iyo Dhaqan celinta Dr. Maxamed Cali Ibraahim ayaa maanta istiqaaladiisa u gudbiyay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha xukuumada KMG Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke. Ilo ku dhowdhow Wasiirka ayaa sheegay in ay jirto istiqaaladaasi, basle waxay ka gaabsadeen inay faahfaahin ka bixiyaan sababta Wasiirka ku kaliftay tallaabadaas. Waxaan la xaqiijiyay in [...]
Xiriirka K/ Cagta Masar oo u hambalyeeyey Da’yarta 17 jirada Soomaaliyeed.
Qaahira (Masar). Iyadoo lagu wado inay Xulka Junyarka Soomaaliyeed ay dhowaan la ciyaaraan dhigooda Masar kulan ku tirsan isreebreeb-horaadka xulalka Qaaradda Afrika ee da’doodu ka hooseyso 17 jirka ayaa Xiriirka K/ Cagta Masar wuxuu amaan iyo bogaadin u diray Xiriirka Soomaaliyeed ee K/ Cagta iyagoo ugu hambalyeeyey guusha ay gaareen ee u saamaxdey inay soo [...]
Mark Bowden oo ugu yeerey kooxda hubeysan in ay ka baxdo xarunta caafimaadka Xaawo Cabdi
Nairobi (Alshahid) – Xiriiriyaha Qaramada Midoobey ee Arrimaha Bani’aadamnimada ee Soomaaliya, Mudane Mark Bowden, ayaa kooxaha hubeysan ee Afgooye jooga, oo iskudhacyadoodii rabshadda watey ee dhex marey ay joojiyeen hawlihii xaruntii caafimaadka ee ugu weyneyd degaankaa, ugu baaqey in ay dhigaan hubkooda, ayna u oggolaadaan in gargaarka bani’aadamnimada loo helo si caqabad la’aan ah iyo [...]
Saynab: Gabar Soomaaliyeed oo la xanuunsaneysa buro kaga taal daanka una baahan qaliin degdeg ah
Muqdisho (Alshahid) – Saynab Axmed Macalin waa gabar soomaaliyeed ooo la il daran Buro kaga taal Daanka waxayna Buradaan ku bilaabatey 19 sanno ka hor hase yeeshe Saynab waxay sheegtey in hadda ka hor laga qaley iyada oo yar hase yeeshee sanadahaan dambe ayey dib ugu soo laabatey Buradii. Saynaba waxay sheegtey in Burada haatan [...]
Warakii ugu dambeeyey ee xaaladda Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug
Muqdisho (Alshahid) – Markii Degmada Xarardheere ay la wareegeen Ciidamo ka tirsan Ururka Xisbul Islaam ayaa haatan waxaa la sheegay in dadweynaha ku nool deegaankaasi ay soo wajahday walwal aad u balaaran kadib markii la sheegay in magaalada ay damacsan yihiin in ay soo weeraraan dhowr kooxood oo kala ah Maamulka Galmudug, Ururka Ahlu-Sunna Waljameeca [...]
Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo soo bandhigtay Qalab cusub oo lagu horumarinayo Isgaarsiinta dalka
Muqdisho (Alshahid) – Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo u taagan in markasta Daboosho baahida isgaarsiineed ee Bulshada ayaa maanta soo bandhigtay qalab cusub oo isugu jira gaadiid ay ku rakiban yihiin Anteenooyinka guurguura (BTS) iyo Taleefoonnada gacanta oo lagu kaarikeynayo Qorraxda (Solar Mobile). Xaflad lagu qabtay xarunta Shirkadda Hormuud ee Ceelasha Biyaha ayaa lagu soo bandhigay [...]