Runtii, waa dhacdo Soomaali danqani hadday jirto ka ficiloon lahayd, isla markaana wixii looga fursan lahaa ay baadi-goobi lahayd, ruuxii talo micne leh oo waarta keenana loo dhego-nuglaan lahaa, luguna garab-geli lahaa ra’yigiisa suubban. Goortaan salaaddii duhur tukadey ayaan makhaayad bartamaha magaalada Neyroobi ku taal qado-soomaali macaan oo hilib ari isbeesatiino (suqaar), canjeero, qudaar karsan, [...]
Xukuumadi waa mu’asasada (institution-ka) ugu facaweyn mu’asasadaha siyaasiga ah oo dunida maanta ka jira. Sidoo kale, xukuumad waxaa lagu yaqaan inay tahay qaab ka mid ah qaababka awoodeed oo bulsho lagu dhaqo. Caado ahaan, erayga xukuumad si guud waxaa loogu yeeraa xukuumadda ummadda, xukuumadda gobolka, xukuumadda dagmada ama tuulada. Waxaa kale oo la sheegaa astaamo [...]
Continue reading …‘Doqon, doqon barax la’, doqon wadasho leh, caalle, nacas, dhaadhaan, dabbaal, naanaab, reerkoodadoc-uma-dhaafe, sawaab, salleello iyo axmaq’ waa tilmaamo 13an ah oo Soomaalidu ruuxii garashadiisa ama garaadkiisu hooseeyo ama liito u taqaan. Caqliga dheeraadka ah ama kan hooseeya waxaa laga ogaadaa qofka dhaqankiisa ama bulshada dhaqankeeda Waxaa kale oo lagu baaraa baaritaan la yiraahdo IQ [...]
Continue reading …Barlammaan (Parliament) waa gole ama aqal awood sharci dajin leh oo dadwaynuhu soo doorto, waxaa kale oo loo yaqaan golaha shacabka (ummadda) ama golaha shuurada. Qofka, Barlammaan xubin ka noqda waxaa loogu yeeraa; xildhibeen (parliamentarian). Magacu wuxuu ka koobmaa labo eray oo kala ah; xil iyo dhibaan. Haddaba xil waa: [1] xishood; sheex; sarriig. [2] [...]
Continue reading …INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN! [ILAAH BAA I NA LEH, ISAGAANA U LAABANAYNAA] Allow intii dhimatay u naxariiso, intii dhaawacantayna u boogo-dhay Marna waxysan labo ku murmeyn maalin waagi beryo oo ka madow Khamiistii 03-12-2009 inuusan Soomaali soo marin, tan iyo maalinkii madaxbannaanida ay hanatay 01-07-1960 teer iyo maalinkii qaraxa baas galaaftay nafta maddaaleyaal [...]
Continue reading …Weedhaa akhrinteeda ama maqalkeeda maskaxda inae weydiimo faro badan kaaga furto waa laga yaabaa!!. Haddaba, haddaad xaalad ceynkaa ah isku aragto ha argagixin, dhibna ha u qaadan, waxna ha sheegan, ceymaad leedahaye. Walwalku waa astaan wanaagsan oo aad dasd badan dheertahay. Dareenkaagu wali inuu dhaqan yahay ayay tilmaan u tahay!. Doqonta iyo carruurta qaangaartey halaagga [...]
Continue reading …