Home » Entries posted by Maxamed Xaaji Xuseen Raage
avatar
Stories written by Maxamed

Halaaga Socda Yaan loo Kala Harine…! Yaa Soomaali Hodi Kara…?

Waxaan soo gocday sheeko uu sheegay nin da’ dambeed ahaa oo iiga qiseeyey waxa hada kahor ka qabsaday mar uu 80-aadkii si sharci darro ah kujoogey dalka Sucuudiga oo inta la qabtay la geeyel jeel lagu magacaabo Sijnul Mutakhallifiin ama xabsiga dadka sharci jebiska ah. Wuxuu yiri qaarkeen baa la garaacayay markaas baa ninkii garaacayay [...]

Milito: Rooney waa laga badbadiyay..! (Runaan la sheegin maahane Rati Dameer ka raad qurxoon)

Gool dhaliyaha xulka Argentina iyo kooxda Inter Diego Milito ayaa ka dhawaajiyay inuu aaminsan yahay in Wayne Rooney oo weerarka uga ciyaara Ingiriiska iyo Man Utd uu yahay laacibka loogu buun buuniska badan yahay kubadda casrigan. Balse uu isagu qabo inuu xitaa shaki kujiro inuu ka mid yahay 20-ka laacib ee ugu wanaagsan caalamka. Milito [...]

Continue reading …
FIFA oo sheegtay inaysan ka dhega la’ayn dhawaqyada ka dhanka ah kubadda Jabulani.‏

Xiriirka caalamiga ah ee maamula kubada cagta FIFA ayaa qiratay walaaca ay ka qabto kubadda Jabulani oo aad looga sheegtay laakiin waxay sheegeen in aan iminka arintaasi laga wada hadli doonin balse la iskaga soo geed fariisan doono wixii ka dambeeya dhamaadka koobka aduunka.  Laacibiinta kooxaha ka qaygalay koobka aduunka ayaa si wayn u dhaliilay [...]

Continue reading …

Sida uu ka dhawaajiyay xoghayaha guud ee gudiga abaabulka koobka aduunka Dany Joordaan waxaa laga yaabaa in gebi ahaanba laga hor istaago garoomada dalka Koonfurta Afrika hadii cabashooyinku u muuqan waayaan kuwo meesha ka baxaya. Laacibiinta, dadka jooga garoomada iyo kuwa ka daawanaya TV-yada ayaa horraanba ka sheegtay jabaqda ay sameeyaan buunka Vuvuzelaha oo ay [...]

Continue reading …

Waxaa xaqiiqa ah in mudo rubuc qarni ka badan aanay Soomaalidu helin wixii ay mudnaayeen sababtu si kastaba haku timaaddee, wax kastana waan filanayay aniga iyo inta igu maanka ihiba laakiin wax aanan u fadhiyin balse cashar wax laga barto noqon kara ayaa ah in Yuhuud markii la yiri halagu caayo kelmadda ugu sareeysa ee [...]

Continue reading …

Haddiiba ay jiraan wax la hubo oo dhicitaankiisa lagu sharatami karo waa geerida. Mowduucanina maaha mid ku siinaya wax sidii birlabtii lagu soo dhufan karo qof aad xiriir la lahayd ee aad kala harteen laakiin waxaa ku jiri kara talooyin wax ku ool ah. Noloshu waa tacabur cajiib ah oo waxaa la yiraahdaa waxay u [...]

Continue reading …

Dadka xaadira garoomada Talyaaniga ee sida rasmiga ah u daawada ciyaaraha heerka 1-aad ee Talyaaniga ayaa recod-ka jebiyay xilli-ciyaareedkan markii ugu horeeysey mudo 17 sanadood ah, iyadoo ay Inter Milan noqotay kooxda ugu shacbiyadda badan. Lega Calcio ayaa maanta soo saartay tirakoobyadii la sameeyey intii uu socday horyaalka iminka hamaansadey ee Talyaaniga oo ay kordheen [...]

Continue reading …

Waxaa jira malaayiin waxyaabood oo aad la yaabaysid marka lagu sheego balse hadana biya kama dhibcaan ah, kuwaasoo laga yaabo in aanad ogeyn laakiin inaad aqrisaa waxay kuu yeelan kartaa xiise gaar ah…! Ma og tahay aqristoow in Gooryaan-dhuleedku leeyahay 5 wadne, isla markaana halkii libiqsi ay ku qaadato 0.3 ilbiriqsi…! Ma og tahay in [...]

Continue reading …
Xaflad lagu xusayo aasaaskii ururka SYL oo lagu qabtay Gothenburg

Xaflad lagu maamuusayay Sanadguuradii 67-aad ee kasoo wareegtey markii la unkey ururka dhalinyarada SYL ayaa lagu qabtay magaalada Gothenburg oo ah caasimadda 2-aad ee dalka Sweden. Xafladan oo ay isku soo duba rideen dhalinyarada ku bahoobey ururka dhalinyarada Badbaado ayaa waxaa kasoo qayb galay Soomaali  aad u fara badan oo ku dhaqan magaalada Gothenburg, kuwaasoo [...]

Continue reading …
Taageerayaasha Inter oo Cooshado ku meel gaar ah u dhistay Tigidhada Finaalka Koobka Horyaallada yurub…!

Taageerayaal dharaya ciyaar-dhamaadka koobka Horyaallada Yurub ayaa Magaalada Milano saf uga jira iyagoo u hanqal taagaya inay wax uun ka helaan 5,000 oo tigid oo ka haray tigidhadii loogu tala galay kooxda Nerrazuri oo sanadkan dooneyso inay iska hufto habaarkii mudo ka haystey koobka Horyaallada qaaradda Yurub. Tigidhadan haraadiga ah ee iminka safka loogu jiro [...]

Continue reading …
Page 1 of 212