Xulka Talyaaniga ee Azzuri oo la magacaabay..!
Tababaraha Talyaaniga Marcello Lippi ayaa ku dhawaaqay 30 laacib oo laga soo reebi doono 23 kama dambeynta u duuli doona dalka Koonfurta Afrika sida uu faafiyay Xiriirka K/ Cagta Talyaaniga ee FIGC (Fedezione Italiana Gioco Calcio). Faloobka kooxda Juventus Necola Legrotalia ayaa laga tuuray xulka iyadoo gadaal looga soo daray weeraryahanka Kooxda Villareal ee dalka [...]
Mourinho oo Real Madrid ugu kici doona aduun gaaraya 57 oo gini..!
Haddiiba ay kooxda Les Merengues rajo barteed ka leedahay inay ku guuleysato ololaha ay ku shukaaminayso tababaraha kooxda Internazionale ee dalka Talyaaniga oo sanadkan qarka u saran inay ku guuleysato 3-leey taariikhi ah ayaa waxaa khasab ku noqoneysa inay miiska saaraan ilaa 57 milyan oo Gini sida uu maanta daabacay wargayska La Gazetta dello Sport. [...]
5-ta Xeer dahabi ee lagu xusho ama loogu xisho xilaha kugu haboon…!
Xeerarka dahabiga ah ee loo cuskado raadinta guur rajo laga qabo inuu mudo waaro marka ay timaado in aad go’aan ka gaarto xulashada qofkii aad nolosha jaal kula noqon laheyd, qofina dooni maayo inuun khalad sameeyo, hadana marka aad eegto heerka furiinka oo caga cagacageynaya 50% iyo ka badan, waxay u muuqaneysaa in dad badani [...]
Xulka Brazil oo la magacaabay iyo Ronaldinho iyo Pato oo laga iloobey..!
Laacibiinta waaweyn ee Ronaldino De Assis Moreira, Pato iyo Adriano ayaa laga cunay ciyaartoyda 23-ka ah ee Xulka Brazil ee ka qayb qaadan doona Koobka Aduunka oo bisha soo aadan ka bilaabmi doona dalka koonfur Afrika. Tababaraha Brazil Carlos Dunga ayaa sida muuqata ka dhabeeyey go’aankiisii ahaa in aanu u yeerin labada laacib ee kooxda [...]
Xulka Spain ee Koobka Aduunka oo la magacaabay….!
Macalinka layliya Xulka Spain Vincente del Bosque ayaa soo saaray tax ay ku xardhan yihiin ilaa 30-meeyo xirfadle oo lagu wado in 23 ka tirsani ay dalka Spain ku matalaan Koobka Aduunka oo xagaagan ooda looga qaadi doono dalka Koonfurta Afrika. Dadka la xusi karo ee lagu soo daray xulka ayaa waxaa ka mid ah [...]
Dayr ay dadka Soomaaliyeed la dagaalamaan diinta Islaamka..!
Diinta Islaamku waxay dalka Soomaaliya soo gaadhey mudo aan sidaa ugaba durugsaneyn markii ay soo caga dhigatay Jasiiradda Carabta iyadoo ay mu’arikhiinta ku xeel dheer Soyaalka in badan oo ka tirsani ay ku doodaan in qarnigii 8-aad ay diinta Islaamku timid xeebaha Soomaaliyeed. Dadka qaar baa xitaa sheega in Asxaabtii Nabiga (NNKH) ee usoo haajirtey [...]
Ma Dalkii Soomaaliya ayaa burbursan mise dadka Soomaaliyeed…!
Nin baa waxaa la yiri dhaanshey markaas baa Haani ka biya deysey markaas ayuu mudo la xarbiyay inuu haantii si wanaagsan u afduubo oo lingaxa ku adkeeyo isagoo quus jooga welise aan ka harin howshii ayaa waxaa biya deys bilowday Haan kale markaas buu yiri ”Ma Haan Haantan arkaysaa biya celineysa”. Dal burburay iyo dowlad [...]