Maxaa ku Dhacay Damiirkii Dadka Soomaaliyeed
Dadka Soomaaliyeed waxa ay lahaayeen tusaalooyin xikmadi ay ku jirto khaasatan marka ay doonayaan in ay wax cabiraan iyadoo dadka Soomaaliyeed waxyaabaha ay hodanka ku yihiin sida xoolaha nool iyo kheyraadka kale dabiiciga ah ay wax ku cabiraan. Maandeeq waa magaca hal geel ah waxaana loola jeedaa gobanimada iyo wanaaga ay leedahay.. Ummada soomaaliyeed waxay ahayd mid [...]