Maydadka Sadex qof oo lagu dilay Muqdisho oo la aqoonsan waayay.

Muqdisho (Alshahid) -Waxaa maanta suuqa bakaaraha lakeenay meydadka sadex qof oo lagu dilay xaafada Hodan ee gobolka Banadir si bal loo aqoonsado maydadkaasi.
Dadka degan xaafada Hodan ayaa sheegay in ay sadexda qof ay dileen ciidamada AMISOM ee fariisinka kuleh wadada Makka Almukarama ee caasimada Muqdisho.
Waxaa baryahan soo badanayay maydadka laga helayo agagaarka fariisimada ciidamada AMISOM. Dhacdadan waxaa ka horeeyay mid lagu helay maydka wiil dhalinyaro ah oo la sheegay inay dileen ciidamada AMISOM todobaadkii tagay.

Xogta: ALSHAHID

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>