Muqdisho (Alshahid) - 4 ka mida ciidamada Dowladda ayaa geeriyooday, 8 kalena waa dhaawacmeen, kaddib markii gaari ay wateen uu goor dhow miino kula qaraxday agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaaalada Muqdisho.
Gaarigan oo ay leeyihiin ciidamada Milateriga dowladda KMG ah ayaa raashin u waday saldhig ay ciidamada Dowladda ku leeyihiin Xoosh.
Miinadaan oo lagu sheegay inay tahay midda meelaha fog laga hayoo ayaa gaarigaasi lagula beegsaday jid cadde aada dhinaca xaafadda Madiina, oo qiyaastii u jirta garoonka diyaaradaha ee Muqdisho 80m.
ma jirto cid ilaa iyo hadda shegatay inay ka dambaysay falkaan, balse qaraxyada noocaan waxaa ciidamda dowladda la beegsada iSlaamiyiinta Mucaaradka ah.
Qaraxyada noocaan ah ayaa in muddo ah ka istaagay goobaha ay ciidamada dowladdu ka taliyaan, dhacdadanina waxay dib u bilaabaysaa cabsidiii ay ciidamada dowlaaddu ka qabeen qaraxyada qorshaysan.
Tacsi tiiraanyo leh date
1. Ustaad abduqaadir maxed mursal
2. Abdulaahi hassan black
3. Ahmed ugaas
4. Suldan abdi aziz sheikh
5. Abshir maxamed cali
6. Farsal caseyr maxamed
7. Zakariye jaamac maxamed
8. Abdi fitaax aadan karshe
9. Shafici usman maxamed
10. Abdulaahi yusuf cali
11. Cumar qaalid abdulaahi
12. Siyaad abdi jaamac
13. Seynab abdiraaq cali
14. Sucaad macalin abdulahi
15. Aamina xaaji ahmed
16. Farxiyo maxamed cawale
17. Maryan xasan yalaxoow
18. Ayaan daahir qalinle
19. Faiso maxamed usman
20. Fartuun abdulaahi guled
21. Ahmed daahir abdi
22. Jaamac maxamed abdi
23. Abdi waxid adan abdi
24. Deeqo siciid hassan
25. Faadumo abdi maxamed
Iyo dhammaan bahda saxaafada waxey hawada tacsi tiiraanyo leh umarinayaan wariyo ustaad max’ed ibrahim farax
Oo hooyadii kugeeriyootay magaalada kismayo 27/10/09
Waxaan Rabbi ugu baryeenaa in uu janada kawaraabiyo samir iyo iimana Allaha kasiiyo eheladii iyo qaraabadii ayka geeriyootay
Inaa lilaahi wainaa ileehi raajicuun