رتب لخدمات احصائيات و ترتيب المواقع | شبكة الشاهد الإخبارية - احصائيات و ترتيب

Qarax ay ku dhinteen ciidamo Dowladda KMG ah oo Muqdisho ka dhacay

QaraxMuqdisho (Alshahid) -  4 ka mida ciidamada Dowladda ayaa geeriyooday, 8 kalena waa dhaawacmeen, kaddib markii gaari  ay wateen uu goor dhow miino kula qaraxday agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaaalada  Muqdisho.

Gaarigan oo  ay leeyihiin ciidamada Milateriga dowladda KMG ah ayaa raashin u waday saldhig ay ciidamada Dowladda ku leeyihiin Xoosh.

Miinadaan oo lagu sheegay inay tahay midda meelaha fog laga hayoo ayaa gaarigaasi lagula beegsaday jid cadde aada dhinaca xaafadda Madiina, oo qiyaastii u jirta garoonka diyaaradaha ee Muqdisho 80m.

ma jirto cid ilaa iyo hadda shegatay inay ka dambaysay falkaan, balse qaraxyada noocaan waxaa ciidamda dowladda la beegsada iSlaamiyiinta Mucaaradka ah.

Qaraxyada noocaan ah ayaa in muddo ah ka istaagay goobaha ay ciidamada dowladdu ka taliyaan, dhacdadanina waxay dib u bilaabaysaa cabsidiii ay ciidamada dowlaaddu ka qabeen qaraxyada qorshaysan.

Xogta: ALSHAHID

One Response to Qarax ay ku dhinteen ciidamo Dowladda KMG ah oo Muqdisho ka dhacay

  1. avatar
    suldan November 2, 2009 at 10:36 am

    Tacsi tiiraanyo leh date

    1. Ustaad abduqaadir maxed mursal
    2. Abdulaahi hassan black
    3. Ahmed ugaas
    4. Suldan abdi aziz sheikh
    5. Abshir maxamed cali
    6. Farsal caseyr maxamed
    7. Zakariye jaamac maxamed
    8. Abdi fitaax aadan karshe
    9. Shafici usman maxamed
    10. Abdulaahi yusuf cali
    11. Cumar qaalid abdulaahi
    12. Siyaad abdi jaamac
    13. Seynab abdiraaq cali
    14. Sucaad macalin abdulahi
    15. Aamina xaaji ahmed
    16. Farxiyo maxamed cawale
    17. Maryan xasan yalaxoow
    18. Ayaan daahir qalinle
    19. Faiso maxamed usman
    20. Fartuun abdulaahi guled
    21. Ahmed daahir abdi
    22. Jaamac maxamed abdi
    23. Abdi waxid adan abdi
    24. Deeqo siciid hassan
    25. Faadumo abdi maxamed

    Iyo dhammaan bahda saxaafada waxey hawada tacsi tiiraanyo leh umarinayaan wariyo ustaad max’ed ibrahim farax
    Oo hooyadii kugeeriyootay magaalada kismayo 27/10/09
    Waxaan Rabbi ugu baryeenaa in uu janada kawaraabiyo samir iyo iimana Allaha kasiiyo eheladii iyo qaraabadii ayka geeriyootay
    Inaa lilaahi wainaa ileehi raajicuun

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Widgetized Section

Go to Admin » appearance » Widgets » and move a widget into Advertise Widget Zone