WFP oo sheegtay inay howlihii gargaraarka Soomaaliya ay sii wadi doonto.

Muqdisho (Alshahid) -Hay’ada cunada aduunka ee magaceeda loo soo gaabiyo WFP ayaa sheegtay inay sii wadi doonto cuna qaybinta ya kawado dalka Soomaaliya.

Afahayeenka WFP Mr. Peter Somerton oo xalay lahadalay warbaahinta Soomaaliyeed isagoo kusugan caasimada Kenya ee Nairobi ayaa sheegay in ay WFP sii wadi doonto gargaarka dadka Soomaaliyeed eek u barakacasan gudaha dalka ayna si waliba oo suurta gal ah ay ugaari doonaan dadkaasi. Waxaa uu intaas kudaray in ay tixgalin doonaan kooxda maamusha meelaha ay cuna qaybinta kafulinayaan.

Macada in ay WFP iska dagatiri doonta go’aankii ay 28th Feb 2010 Alshabab kujoojiyeen howl galada WFP ee gobolada ay Alshabab maamulaan.

Xogta: ALSHAHID

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>