Hadaad is qarxiso ma Janaad galaysaa?, iyo Hadal ku jeeda Al Shabaab iyo Wadaadada Soomaaliyeed oo uu soo jeedinayo Shiikh C/raxmaan Shariif. Shiikh Cabdiraxmaan Shariif oo ah qof Ilaahay uu tacliin iyo wax garad u hibeeyay ayaa waxaan ka duubnay 20 daqiiqo oo aad si weyn uga faaiidaysan doonto. Shiiku wuxuu ka hadlayaa dhowr waxyaalood [...]
Shacabka Soomaaliyeed ayaa dareen kala duwan ka muujinaya sida ay u arkaan dagaallada ururka shabaab qaadeen iyo qaraxyadii ugu danbeeyey iyo waxa laga filan karo guulaha ilaa iyo haatan ay gaareen iyo in shabaab wax dawladnimo ama ama nabad Soomalaiya la doonayo. Qeybo badana oo shacabka ka mid ah oo ku sugan gudaha dalka oo [...]
Continue reading …“Saraakill Al-Qaacidda ka tirsan ayaa ku soo qulqulaya dalka, dawladduna waa ay dhacaysaa, haddii aaney Beesha caalamku noo soo gurman” . R/Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa sheegaya in haddii aaney beesha caalamku u soo gurman dawladdiisa ay markaas dhici doonto dawladdu. Sharmaarke ayaa intaas ku daraya: in Saraakiil ka tirsan Ururka Al-Qaacida ay [...]
Continue reading …Ismiidaamintii ka dhacday B/Weyne bishan Juun, 18keedii waxey sababtay xasuuq dad badan oo rayid ah iyo howlwadeeno sare oo ka tirsan dowladda midnimo qaran uu ka madax ka yahay Shiikh Shariif Shiikh Axmed. Masuuliyiinta sare ee dowladda ee geeriyooday waxaa ka mid ahaa Cumar Xaashi Aadan, Wasiirkii Amniga Qaranka, iyo Safiir Cabdulkariim Faarax Laqanyho (Allaha [...]
Continue reading …