Wiil kale oo Somali-American ah, isla markaana ku biiray Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu dilay Magaalada Muqdisho kaddib dagaal xooggan oo shalay dhexmaray Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo Xisbul Islaam oo ka soo horjeeda. Sida uu sheegay afhayeen u hadlay Qoyska uu wiilkan ka geeriyooday oo lagu magacaabo C/risaaq Biixi ayaa sheegay [...]