Hadaad is qarxiso ma Janaad galaysaa?, iyo Hadal ku jeeda Al Shabaab iyo Wadaadada Soomaaliyeed oo uu soo jeedinayo Shiikh C/raxmaan Shariif. Shiikh Cabdiraxmaan Shariif oo ah qof Ilaahay uu tacliin iyo wax garad u hibeeyay ayaa waxaan ka duubnay 20 daqiiqo oo aad si weyn uga faaiidaysan doonto. Shiiku wuxuu ka hadlayaa dhowr waxyaalood [...]
Shacabka Soomaaliyeed ayaa dareen kala duwan ka muujinaya sida ay u arkaan dagaallada ururka shabaab qaadeen iyo qaraxyadii ugu danbeeyey iyo waxa laga filan karo guulaha ilaa iyo haatan ay gaareen iyo in shabaab wax dawladnimo ama ama nabad Soomalaiya la doonayo. Qeybo badana oo shacabka ka mid ah oo ku sugan gudaha dalka oo [...]
Continue reading …Qore: Shariif Macalin HALKEE SOOMAALIYA U SOCOTAA? Waxaan ku bilaabayaa magaca Allaha weyn ee naxariista, Rasuulkeena suuban SCW waa run sheegay markii uu yiri: “Waqti waliba kan ka danbeeya ayaa ka shar badan” micnaha xadiiskani si baraatiko ama camali ah ayuu inoogu dhacay, laba bilood kadib markii la riday Maxamed Siyaad Barre iyo dowladiisii ayay [...]
Continue reading …Dagaalkii Shalay ka dhacay Muqdisho oo shabaabka iyo Xisbul islaam looga riixay goobo badan oo ay haysteen ayaa halkaasi laga helay waraaqo ku jiray jeebabka dhallinta alshabaab oo ay ku qornaayeen waxa lagu dagaal geliyey ee ay doonayaan. Waraaqahan jeebabka shabaab laga helay ayaa waxaa diyariyey nin lagu magacaabay C/llaahi Ansaari, waxaana waraaqaha ku qornaa [...]
Continue reading …Al Shabaab, Xisbul-Islaam, Dawladda iyo ummadda Soomaliyeed: khatarta soo fool leh yaa qaadaya mas’uuliyaddeeda?!! Ma jirto marxalad ka madow oo soo marta taariikhda dalka ee cabsi iyo khatar galineysa madaxbannaanida iyo jiritaanka qaranimada Soomaaliyeed oo ka daran halka ay mareyso xaalladda siyaasadeed iyo ammaan ee haatan dalka ka jirta. Tan iyo markii ee burburtay dawladdii [...]
Continue reading …Ismiidaamintii ka dhacday B/Weyne bishan Juun, 18keedii waxey sababtay xasuuq dad badan oo rayid ah iyo howlwadeeno sare oo ka tirsan dowladda midnimo qaran uu ka madax ka yahay Shiikh Shariif Shiikh Axmed. Masuuliyiinta sare ee dowladda ee geeriyooday waxaa ka mid ahaa Cumar Xaashi Aadan, Wasiirkii Amniga Qaranka, iyo Safiir Cabdulkariim Faarax Laqanyho (Allaha [...]
Continue reading …