Home » Posts tagged with » Amisom

Ergayga Gaarka ah oo soo dhaweeyey shirka koowaad ee Guddida Wadajirka ee Arrimaha Nabadgelyada uu ku yeeshay Muqdisho

Nairobi 27 July 2009, Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobey u Qaabilsan Arrimaha Somaaliya, Ahmedou Ould Abdullah, wuxu soo dhaweeyey shirkii koowaad ee Guddidda Wadajirka ah ee Arrimaha Nabadgelyada ay ku qabteen Muqdisho taas oo uu arko talaabo muhiim ah dibna loogu hagaajinayo looguna horrumarinaayo arrimaha aminga ee Somaaliya. Shirkaa oo la qabtay 25 July, [...]

Paris (Alshahid) - Xukumadda Faransiiska ayaa caddaysay in ay si buuxda u taageersantahay go’aankii ciidamada AMISOM ay kaga qeyb qaateen dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho kaasoo ay ku taageerayeen  DKMG Soomaaliya. Afhayeen u hadlay wasaaradda arimaha debedda Faransiiska ayaa ku nuuxnuuxsaday hawsha ay ciidamada AMISOM qabteen inay qeyb ka tahay  hawlihii loo igmaday oo ay [...]

Continue reading …

Warsaxaafadeed ka soo baxay maanta xafiiska Ergayga gaarka ah ee Qaramadda Middoway u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Ahmedou Oul-Abdalla, oo nuqulkiisa soo gaaray Alshahid.net, ayaa rajo ka muujiyey in guulihii ay gaareen Ciidamada Amaanka Soomaaliyeed Isbuucan inay u ogolaan doonto in xooggaa Nabadgelyo ah ku soo noqoto Magaalada Mogadishu, dadka ku nool Mogadishuna ay ku noolaadaan [...]

Continue reading …