Home » Posts tagged with » Bam

Dad rayid ah oo ku dhaawacmay Bam xalay lagu weeraray Ciidamo ka tirsan Maamulka Goballka Hiiraan

Inta la hubo 5 Ruux oo afar ka mid ah ahaayeen dad rayid ah oo ay ku jiraan labo ruux oo dumar ah ayaa ku dhaawacmay weerar loo adeegsaday Bam kuwa gacanta laga tuuro ah oo xalay lagu qaaday Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Goballka Hiiraan xili ay ilaalo ka hayeen Buundada lagu magacaabo Buundo-weyn [...]