Home » Archives by category » Maqaallada

Maxay Soomaalida ugu hayaan Turkiya qaddarin iyo xushmad?

Soomaaliya wexeey ka cabaneysay labaatankii sano ee lasoo dhaafay halaag iyo dhibaato iyo dhacdooyin waaweyn oo aheyd inuu baurburay nidaamkii iyo qaanuunkii, iyo dhibaatooyin isugu jira mid dabiici ah iyo mid ay sameysteen dadku oo ay ka mid yihiin qax, burcadbadeed iyo maleeshiyo hubeysan in ay burburiso qarannimadii oo ay burburiso rajadii iyo jiritaankii ummadda [...]

Xaalad muuqaalkeeda waa kaa kaafiyaa. Waxaa hadlay magaalada Gaalkacyo waxayna tiri: Waxaan joogay muddo dheer, waxaana goobjoog ka ahaa halgankii Soomaaliya ee lagu gaaray gobannimadii la bur buriyay. Waxaan xusuustaa Cabdullahi Ciise Maxamed oo ah Soomaaligii ugu horeeyay ee asagoo qadhiyad Soomaaliyeed xambaarsan u dhoofay dalka dibaddiisa si uu u geeyo arrinta Soomaaliya Qarramada Midoobay [...]

Continue reading …

Garaadka, soo gocashada wixii dhaafey iyo goobeynta dhacdooyinka ayaa ah waxa looga sooco shan faroodlaha noolayaasha kale ee alle abuurey. Hadii dadka uu adeegsan waayo, hibadaa u gaarka ah, waxaa ka nolol iyo ammaan fiicnaanaya kuwa adeegsada urka iyo aragga oo kaliya. Waxaa qofka wax garadka ah u muuqanaya marka uu dib u celiyo xasuustiisaba, [...]

Continue reading …
Maqaal uu qoray Ra’isul wasare Farmaajo

Boqol maalmood ayaa ka soo wareegatay markii aan qabtay xilka Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya, munaasabaddana waxay fursad wanaagsan noo siineysaa inaan dib u eegno wixii noo qabsoomay dal ahaan. Ka-shaqeynta badbaadinta shacabka waa howsha ugu muhiimsan ee xukuumadda, xilligan aan joogno waxaa socda weerarkii heerka qaran ee ka dhanka ahaa kooxda xagjirka ah ee dhibaatooyinka ka geysanaya [...]

Continue reading …
Howlihii gubashadu wey hurayaan walina la iskuma howlin!!

Maalmihii aynu kasoo gudubnay Waxaa gudaha Magaalada Hargeysa ka soo ifbaxay Arrin anfariir ku riday ummadda halkan ku dhaqan, marka aan sidaa leeyahay sababtu waxay tahay amaba aan dhihi karaa waa arrin ku cusub hargeysa oo aan horey loo arag. Noole walba oo ku nool halkan haddii aad weydiisana uusan si sax ah kuugu jawaabi [...]

Continue reading …
26-Jir Soomaali ah Oo Isku Soo Sharxay Jagada Madaxweynanimada Ee Somalia

CAJAA’IB – Waxaa markii ugu horeysay Jagada Madaxweynanimada Somalia ee Jahwareerka badan isku soo sharxay mid ka mid ah Dhallinyarada Soomaaliyeed oo ku nool dalka dibadiisa. Mustafa C/raxmaan Sheekh oo ku magac dheer *Mustaf Ajakis*, ayaa sheegay in ka dib markii uu arkay inuu dayacan yahay dalka Somalia, isqabqabsiga siyaasadeedna uu madax-maray kuwa xilalka Dowladnimo [...]

Continue reading …
Sahara Obama “Waxaan Allah ka baryay in Madaxweyne Obama uu soo Muslimo”

Nairobi (Alshahid)-Sahara Obama, Madaxweyne Barrack Obama ayeydiis ayaa sheegtay inay ugu ducaysay Madaxweynaha Maraykanka inuu soo galo Diinta Islaamka. Sahara Obama ayaa sanadkan kamid ahayd xujayda gudatay xajka, waxaana ay waraysi sii say wargeys kasoo baxa dalka Sucuudiga oo lagu magacaabo Al-Watan Saudi daily. “Waxaan ku ducaystay in wiilka aan ayeyda u ah ee Barrack [...]

Continue reading …
Fartiin ku socota mas’uuliyiinta Soomaaliyeed (warqad Furan)

Dadkii ku haboonaa in ay wax xumumaan amaba mansab loo dhiibo waxaa ka soo haray shib-cabsi-xishood-yax-yax – yaan laguugu yaabin. Kuwa kaloo aan kala jecleen balse afku intaa la egyahay ayaa meel kasta ka soo xusul duubaya. Waan baxayaa oo Soomaaliyaa u socdaa ayuu ahaa hadal dhahayga ku soo dhacayey mar aan maqaayad habeen habeenada [...]

Continue reading …

Burburkii ku yimid Dowladdii dhexe ee Soomaaliya kadib waxaa soo if baxay waxyaabo badan oo ku cusub dadka Soomaaliyeed oo aysan caado iyo dhaqan toona u laheyn, xiligaan hadda la joogo waxaa si weyn looga xusi karaa xaajooyinka ugub ee Soomaaliya midda dhanka Burcad badeednimada ah, sida ay ku bilaabatay in badda laga qawleyso haddii [...]

Continue reading …
Ra’’isal wasaare Maxamed Cabdullahi Maxamed:Taariikh Nololeedkeyga

By: Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo Ra’iisul Wasaarha Cusub ee Dowladda Federaalka Magacayga waxaa la yiraahdaa Maxamed Cabdulaahi Maxamed faramaajo. Waxaan ku dhashay magaalada Muqdisho, sanadku markuu ahaa 1962. Waxaan dugsi dhexe uga baxay Foorta-Sheekh ama 1da Luuliyo. Dugsigayga dhexe waxaa ku dhameeyestay iskoolkii loo yaqaanay Maxamuud Xarbi, Kan sarena Waxaan uga baxay Farsamada Gacanta ee [...]

Continue reading …
Page 1 of 8123Next ›Last »