Home » Archives by category » Maqaallada » Faaqidaad
Bil kadib Axmed Siilaanyo oo dhammaystiray dowladiisa.

Bil kadib Axmed Siilaanyo oo dhammaystiray dowladiisa.

Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa bil kadib maalintii ladoortay soo daayay hormadii ugu danbaysy ee dowladdiisa taas oo ka koobnayd in ka badan 45 masuul oo isugu jira agaasimayaal iyo madaxda hay’daha madax banaan ee qaranka  taasina waxa dhammaystir unoqonaysaa xukuumadda cusub ee Kulmiye oo waxa meesha ka baxaya xubnihii lasoo shaqeeyay xukuumaddii hore [...]

Kala qaybinta, Googoyta, Qolo qolaynta, kala Qoqobidda Map u samaynta Somalia , ku dhiiri galinta Jufokasta ama Qabiil walba, Yagleelidda Dowlad Goboleed ama Dowlad u gaar ah, waa horseedka burburka Qaranimada Somaliyeed & Khayraadkiisaba, ka qayb qaadashadeeduna waa khiyaamo Qaran ,waa sida uu u arko Qoraagu. Somaliyeey Qabiilada Somalia intee bay ka kooban yihiin, Yaase [...]

Continue reading …

Duruufaha dhaqaale iyo siyaasaddeed ee ka jira dhulalka ay Soomaaliddu degaan waxa ay sabbab u noqdeen in dad badan oo Soomaaliyeed ay hoy ka dhigtaan qurbaha- khaastana wadamada galbeedka. Dhibaatooyinka caruurta, khilaafaadka qoysaska, dhaqaalo yirida iyo la qabsi la’aanta nolasha wadammada loo soo qaxay waxa ay ka mid yihiin dhibaatooyinka ay Soomaalidu kala kulmeen hoygoodda [...]

Continue reading …
Zansibaariyiin nabadgelyo biday Soomaaliya

Waxaanu nahay 6 qofood, balse waxaan haysanaa hal joodari oo qura sidaa daraadeed qaarka sare ayaanu si ciriiri ah ku deeqsiinnaa joodariga lugeheenana dhulka ayaan dhignaa” sidaa waxaa yiri Cali Jacfar oo ka mida Zansibaariyiinta ku nool Muqdisho Way adagtahay in la fahmo sababta uu qofi u door bidi karo inuu safro ilaa 600 oo [...]

Continue reading …
Safarkii Sh. Shariif ee Dooxa: Siyaaro mise Siyaasad.

Madaxweynaha Soomaaliya Sh.Shariif  Sh. Axmed ayaa shalay waxaa u soo gebagabowday booqasho rasmi ah oo 3 maalin ah oo uu ku joogay magaalo madaxda dalka Qadar ee Dooxa. Safarkaan ayaa lagu tilmaamayaa inuu ahaa mid xambaarsan fursado waawayn, waxaase la tilmaamay in ka faa’iideysiga fursadahaasi ay ku xiran tahay, sida uu wafiga Sheekhu ula ciyaaray [...]

Continue reading …

Sh. Ibraahim Bilaal oo sheegta gudoomiyaha camalka Ismaaliga ayaa ku eedeeyey baarlamaanka inay mas’uul ka yihiin madaafiicda ay shabaab iyo xisbul islaam ku garaacaan goobaha ay ku shiraan baarlamaanka taasoo ay dhibaato geeri iyo dhaawac ka soo gaaraan shacabka. Waxaa la yaab leh sida warbaahinta iyo waxgaradka qaarkood uga hadlaan madaafiicda shabaab iyo xisbiga ridaan [...]

Continue reading …

Sh. Shariif waxa uu mudooyinkii ugu danbeeyay caalamka ka dalbanayay in lala soo gaadho ciidan milatari oo dawladiisa difaaca. Sidoo kale qaar ka mida madaxda sar sare ee dawlada ku meel gaadhka ah ayaa iyaguna qaylo dhaano ay dawladaha caalamka u direen waxa ay ku waydiisteen dawladahaas in lala soo gaadho ciidan iyo saanad milatari [...]

Continue reading …
Shabaabka ma Rabaan Dawlad Soomalaiyeed?

Shacabka Soomaaliyeed ayaa dareen kala duwan ka muujinaya sida ay u arkaan dagaallada ururka shabaab qaadeen iyo qaraxyadii ugu danbeeyey iyo waxa laga filan karo guulaha ilaa iyo haatan ay gaareen iyo in shabaab wax dawladnimo ama ama nabad Soomalaiya la doonayo. Qeybo badana oo shacabka ka mid ah oo ku sugan gudaha dalka oo [...]

Continue reading …

Dagaalkii Shalay ka dhacay Muqdisho oo shabaabka iyo Xisbul islaam looga riixay goobo badan oo ay haysteen ayaa halkaasi laga helay waraaqo ku jiray jeebabka dhallinta alshabaab oo ay ku qornaayeen waxa lagu dagaal geliyey ee ay doonayaan. Waraaqahan jeebabka shabaab laga helay ayaa waxaa diyariyey nin lagu magacaabay C/llaahi Ansaari, waxaana waraaqaha ku qornaa [...]

Continue reading …

Al Shabaab, Xisbul-Islaam, Dawladda iyo ummadda Soomaliyeed: khatarta soo fool leh yaa qaadaya mas’uuliyaddeeda?!! Ma jirto marxalad ka madow oo soo marta taariikhda dalka ee cabsi iyo khatar galineysa madaxbannaanida iyo jiritaanka qaranimada Soomaaliyeed oo ka daran halka ay mareyso xaalladda siyaasadeed iyo ammaan ee haatan dalka ka jirta. Tan iyo markii ee burburtay dawladdii [...]

Continue reading …