Xiriirka dhex mara labada jinsi ee uu ka koobanyahay bini aadamka ayaa la sheegaa inuu yahay xiriirka ugu fiican uguna dhibaatada badan waa haddii si xun loo adeegsado waana suno rabaani ah in labada jinsi xiriir qoto dheer dhexe maro sidoo kale nolosho ayaa ku dhisan sababtoo ah shey kasta waxaa laga abuuray labo jinsi [...]
Meeqa wiil ama gabdhood ayaa kula dhalatay? Haddii su’aashaa lagu weydiiyo, waxaa laga yaabaa inaad ku jawaabtid, 3, ama 4, amaba 5 aad gaarsiiso. Weligaa ma ku fekertay in qoyskaaga uu yahay kan dunida ugu tirada badan? Kollayba jawaabtaadu waa maya. Haddaba weli ma maqashay qoyska reer Duggar? Waa qoyska ilaa iyo hadda lagu tilmaami [...]
Dhawaan waxa aan akhriyay warbixin dheer oo joornaalka la yidhaa Newyork times uu ka qoray dhaliinyaro Soomaaliyeed oo mudooyinkii danbe ay wararku sheegayeen in ay ka guureen wadanka Maraykanka kuna noqdeen Soomaaliya si ay uga ag dagaalamaan ururka Al-Shabaab. Qayb wayn oo ka mida wararka uu joornaalkani soo bandhigay ee ku saabsan xogta dhaliinyaradan waxa [...]