Johannesburg (Alshahid)-Wargays todobaadle ah oo kasoo baxo dalka Koonfur Afrika ayaa Jimcihii shalay soo daabacay sawir gacmeed (Cartoon) ay ku sheegeen inuu yahay Nabi Maxamed naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaatee sawirkaasi oo aad uga caraysiiyay Muslimiinta ku dhaqan Koonfur Afrika. Wargayska oo lagu magacaabo Mail & Guardian ayaa sawiray muqaal ay ku sheegeen [...]
Wararkii Soomaalidda ee usbuucyadii ina dhaafay waxa ka mid ahaa war sheegayay xukum rajmina oo ay fuliyeen kooxda Xisbul Islaam ee ka talisa magaalada Afgooye. Soomaliddu fasiraada dhacddadan iyo kuwii la midka ahaa ee ka horeeyay waa ay isku khilaafeen. Qolo waxa ay ku doodeen in rajmintani ay tahay mid loogu gargaarayo shareecadda Islaamka. Qole [...]
Duruufaha dhaqaale iyo siyaasaddeed ee ka jira dhulalka ay Soomaaliddu degaan waxa ay sabbab u noqdeen in dad badan oo Soomaaliyeed ay hoy ka dhigtaan qurbaha- khaastana wadamada galbeedka. Dhibaatooyinka caruurta, khilaafaadka qoysaska, dhaqaalo yirida iyo la qabsi la’aanta nolasha wadammada loo soo qaxay waxa ay ka mid yihiin dhibaatooyinka ay Soomaalidu kala kulmeen hoygoodda [...]
Asxaabi la odhan jiray Abu-Hurayra ayaa maaalin isaga oo suuqa jooga waxa uu dadkii uu la kulmay ee aduunka ku mashquulsanaa u sheegay in dhaxalkiii nabiga (CSW) dadka muslimiinta ah loogu qaybinayo Masaajidka Nabiga (CSW). Qaar badan oo ka mida dadkii maqlayay hadalkani waxa ay markiiba u carareen xagii Masaajidka iyaga oo is leh ka [...]
September 11, 2009 | Qaybta
Islaamka,
Maqaallada |
Sii aqri »
Sannadkii 651 ayay ahayd markii ugu horreysay ee uu islaamku gaaro dalka Shiinaha, xilligaas oo uu Khaliif 3-aad ee islaamka Cusmaan Binu Cafaan uu ergay u diray caasimadii Shiinaha ee xilligaas oo lagu magacaabi jiray Tashangai. Ergaygaas wuxuu la kulmay boqorkii Shiinaha, wuxuuna uga sheekeeyay xaaladda dowladda Islaamka iyo dhaqamada dadka muslimiinta ah. Halkan ayay [...]
August 25, 2009 | Qaybta
Islaamka,
Muuji,
Warar |
Sii aqri »
Qore: Saciid A. Ismaaciil Madaxweynaha maamul goboleedka Buntilaan mudane C/Ramxaan Maxamed Maxamuud “Faroole”, wuxuu wadaaddada ka khudbeeya masaajidda ku yaal deegaannada maamul-goboleedka kula taliyey inay khudbada salaadda jamcada ku jeediyaan afsoomaali. Run ahaantiina, mowqifka mudane Faroole waa mid mudan bogaadin iyo dhiirrigelin. Laakiin sida la wada garan karo arrinkaan iyo kuwa la mid ka ahi [...]
Shicaarka (astaanta) mashruuca siyaasiga ah ee waddaadada Soomaaliyeed waxa uu ahaa keenista dawlad Islaamiya oo ku dhisan shareecada Islaamka; dawlad keenaysa nabad, xasilooni, walaaltinimo iyo baraawaaqo. Shirkii Jabuuti ee Sheekh Shariif madaxwaynaha loogu doortay iyo dagaalladii ka danbeeyay ee u dhaxeeyay dawladda Shariifka iyo wadaada mucaaradka ku ahise waxa ay khayaali ka dhigeen shicaarkan wadaadada. [...]